28/03/2026
๐ข ๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐
Telefishinka Somali Health TV wuxuu ogeysiinayaa dhammaan dadka leh xirfadda Suuqgeynta (Marketing) in uu raadinayo 3 Qof oo Shaqaale Suuq-geyn ah si ay ugu biiraan kooxda shaqada.
๐ Jagada: Marketing Officer
๐ Goobta shaqada: Muqdisho
Shuruudaha:
โข Khibrad la xiriirta Suuqgeynta (Marketing)
โข Xirfad isgaarsiineed oo wanaagsan
โข Awood u leh qorsheynta iyo hirgelinta ololaha suuqgeynta
โข Kartida la shaqeynta koox (Team work)
โข Faham wanaagsan oo ku saabsan baraha bulshada (Social Media Marketing)
Waajibaadka Shaqada:
โข Kor u qaadista adeegyada iyo barnaamijyada TV-ga
โข Soo diyaarinta qorsheyaal suuqgeyn oo wax ku ool ah
โข La shaqeynta kooxda Media & Production
โข Kordhinta gaarsiinta iyo taageerayaasha page-yada
Sida loo Codsado:
Dadka daneynaya fursaddan shaqo waxay CV-gooda kusoo diri karaan WhatsApp lambarka hoose:
๐ WhatsApp: +252 61 3281060
๐
Deadline: 28- March-3-april 2026
โ ๏ธ FG: Wakhtiga codsigu waa xadidan yahay, haddii aad buuxiso shuruudaha fadlan si degdeg ah u soo gudbi codsigaaga.