LifeSom Healthcare

LifeSom Healthcare Welcoem to LifeSom Healthacre – where innovation meets precision. Precision diagnosis matters most.

We specialize in supplying advanced medical tools designed to empower healthcare professionals with accurate, reliable diagnostics.

11/08/2025

LifeSom Healthcare waxay ku faraxsantahay in Wadajir Hospital uu isticmaalayo Ultrasound Casriga ah ee Cetus 40

Waxan lenahay hambalyo Dr. L*l Mohamud Mohamed gudomiyahaa ururka dhaqatiirta somaliyed iyo dhaman bahda Ku guleystay ta...
18/07/2025

Waxan lenahay hambalyo Dr. L*l Mohamud Mohamed gudomiyahaa ururka dhaqatiirta somaliyed iyo dhaman bahda Ku guleystay tartankii manta dhacay.

15/07/2025

Maamulaha guud ee LifeSom Healthcare ayaa sidoo kale hadal ka jeediyey Bandgigga 3aad ee Somali Business and Health Expo, isagoo xusay doorka shirkaddu ku leedahay horumarinta adeegyada caafimaadka iyo bulshada.





LifeSom Healthcare Ayaa ka qeyb shagay bandhiga  Somali Business and Health Expo ee 3aad
14/07/2025

LifeSom Healthcare Ayaa ka qeyb shagay bandhiga Somali Business and Health Expo ee 3aad





Dhaman bahda LifeSom Healthcare waxay u hambalyeynayan  Dr mahad oo  usoo gaban gabowday course qalimada casrigaa ee Lap...
11/07/2025

Dhaman bahda LifeSom Healthcare waxay u hambalyeynayan Dr mahad oo usoo gaban gabowday course qalimada casrigaa ee Laparoscopy.

xarunta Istanbul Medeniyet Üniversitesi (Turkey)

Waxaan u rajeyneynaa Dr. Mahad in cilmigas Allah Ka yelo mid bulashada somaliyed anafaca in badan insha'Allah




10/07/2025

Waxan Ku faraxsanahay inan qeyb Ka nahay taba galiyayasha bandhiga somali business.
Somali Business and Health Expo Somali Magazine
LifeSom Healthcare

LifeSom Healthcare waxay si diiran ah uga qeyb gashay Shirweynaha 2aad ee Ururka Dhakhaatiirta Lafaha Soomaaliyeed (SOA)...
10/07/2025

LifeSom Healthcare waxay si diiran ah uga qeyb gashay Shirweynaha 2aad ee Ururka Dhakhaatiirta Lafaha Soomaaliyeed (SOA) oo ka dhacay Muqdisho.

Waxaan halkaas ku soo bandhignay qalabyo casri ah oo caafimaad, annagoo la wadaagnay dhakhaatiirta iyo xirfadlayaasha kale adeegyo tayo leh.

Mahadsanid Somali Orthopedic Association iyo dhammaan ka qeybgalayaashii ka faa’iideystay munaasabadda.
---

LifeSom Healthcare  oo u Hambalyeysay Daahfurka Xarunta Lifeskill Medical Training & CPD Center.Shirkadda LifeSom Health...
09/07/2025

LifeSom Healthcare oo u Hambalyeysay Daahfurka Xarunta Lifeskill Medical Training & CPD Center.

Shirkadda LifeSom Healthcare Ltd waxay si rasmi ah ugu hambalyeyneysaa Lifeskill Medical Training & CPD Center oo si heer sare ah loo daahfuray.

Xaruntan cusub ee tababarka caafimaadka – oo ay Lifeskill leedahay – waxay si gaar ah diiradda u saareysaa Ultrasound School, waana mid ka mid ah barnaamijyada la hormarinayo si loo tayeyyo adeegyada caafimaad ee dalka.





09/07/2025

Waxan Ku faraxsanahay inan qeyb Ka nahay taaba galiyayasha shirka oo Bari Ka dhicidona magalada Mogadishu.
Somali Orthopedic Association LifeSom Healthcare

Dr. Abdulkariin Ahmad Mahmoud – Hormuudka Kulliyadda Daawada iyo Qalliinka ee Jaamacadda Salaam, ayaa booqasho rasmi ah ...
29/06/2025

Dr. Abdulkariin Ahmad Mahmoud – Hormuudka Kulliyadda Daawada iyo Qalliinka ee Jaamacadda Salaam, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid xarunta LifeSom Healthcare si uu ugala wadaago aragtiyo muhiim ah oo ku saabsan horumarinta adeegyada caafimaadka iyo iskaashiga dhanka waxbarashada sidoo kale qalabka casriga ah ee baaritaanka caafimaadka waana uga mahad celineynaa booqashadiisa .

Address

Taleeh Road, Hodan District
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when LifeSom Healthcare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to LifeSom Healthcare:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram