21/06/2025
📢 Ogeysiis Muhiim ah!
Is-qoristu way bilaabatay! ✍️
Waxaan idinku soo dhaweynaynaa Barashada Harqaanka iyo Dharjarista. Fursaddan ha seegin haddii aad xiisaynayso xirfad gacmeed faa’iido leh oo aad naftaada iyo bulshada wax ugu qaban karto.
✅ Waxaad baran doontaa xirfado casri ah
✅ Waxaa bixinaya macallimiin khibrad leh
✅ Waxaa jira shahaado la bixiyo markaad dhammaysato
🗓️ Is-qoristu waa socotaa hadda!
📍Goobta: [xarunteena taleex dhabarka dambe ee maqayda fatxi kaso horjeedka matoorada Beco]
📞 Wixii faahfaahin ah: [0619427887,0629527887]
Kusoo biir maanta si aad mustaqbalkaaga u dhisto! 💪🧵.