Gollaha Daguuro Murusade

Gollaha Daguuro Murusade Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gollaha Daguuro Murusade, Family Therapist, maka al mukarama, Mogadishu.

Hambalyo ayaan lee nahay abdirahman moalim Hussein oo loo magacaabay gudoomiyaha degmada daynile allaha kula garab galo ...
29/04/2026

Hambalyo ayaan lee nahay abdirahman moalim Hussein oo loo magacaabay gudoomiyaha degmada daynile allaha kula garab galo masuliyada culus ee lagugu aaminay ayaan lee nahay

Raxanweyn inagaa casuumnay Hiraab inay meel gooni ah ula baxaan oo ay weydiistaan Madaxweyne ku xigeen waa qalad weyn Ra...
26/04/2026

Raxanweyn inagaa casuumnay Hiraab inay meel gooni ah ula baxaan oo ay weydiistaan Madaxweyne ku xigeen waa qalad weyn

Raxanweyn waa ku ceebowdeen Gogoshaas aad gasheen nooga soo galiima ama waa godob aad Murusade ka gasheen.

26/04/2026

"Abgaal iyo Habargidirow maku heshiinaysaan kursiga MW Ku Xigeenka Koonfur Galbeed anaga banaanka ayuu naga yaalaaye"

Malaaq Deerow oo kasoo jeedo digil Iyo mirifle baa sidaa yiri oo warkii loo soo dhiibay banaanka keenay aaway Beeshii murusade oo ah reerka ugu badan shabeelada hoose waa bartii tire booka kuma yaalo

Xildhibaanadii siyaasiinti ganacasatadii odoyaashii aaway matalaad xumada meel walba ayeey inaga heysataa ogaada

Bismillaah waxaan rabnaa in aan Beesha  murusade ee markii la dhaho shabeelada hoose dadka Dagan ay yihiin reerka ugu ba...
26/04/2026

Bismillaah waxaan rabnaa in aan Beesha murusade ee markii la dhaho shabeelada hoose dadka Dagan ay yihiin reerka ugu badan uguna dhaqaalaha badan in aan u sheego

madax weyne kuxigeenkii koonfur galbeed in la dhaafsiin rabo ma daama ay waayeen xildhibaanada iyo siyaasiinta reerka wax u doona kursigaas reerka ka maqan

Walaalayaal maxaa qaldan reer wixii ka maqnaa aan doona kareyn baa noqonay oo hurdo weyn waxaad ogaatiin madax weyne kuxigeenkii koonfur galbeed in la sameen rabo hiraabna la siin rabo ma daama aa doona weyseen wax noo doonana aan weynay

Matalaad xumada Beesha Murusade heysato waa taas

Murusade inuu qaran yahay, qaabilaaddii duubabka dhaqanka iyo siyaasaiyiinta kala ra’yiga duwan ayaa laga garan kara sid...
25/04/2026

Murusade inuu qaran yahay, qaabilaaddii duubabka dhaqanka iyo siyaasaiyiinta kala ra’yiga duwan ayaa laga garan kara sida ay iskugu keneen

Soomaali oo idil waa isku keeni kartaa wana la heli karaa hadii ay madax weynaha somalia ka noqdaan

25/04/2026

Ugaas mideeye in uu yahay hadalka been ma ahan mucaarad iyo muxaafad ayuu isku keenay ugaas Abdirisaq Ugaas Abdullaahi Ugaas Xaashi

25/04/2026

Caleema saarkii ugu weynaa ee aan loo kala harin ayaa maanta dhacay ugaas Abdirisaaq Ugaas Abdullaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracade

Wixii manta dhacay wax qurux badan ayeey aheyd Beesha Daguuro Murusade kaalin weyn ayeey ka qaateen ugaaskana allaha ku asturo howsha adag ee loo igmaday

Maalinta sabdiga ah ee tariikhdu ku beegan tahay 25 April 2026 waa maalin nagu wayn ee la duubi doono  Ugaaska beesha Mu...
23/04/2026

Maalinta sabdiga ah ee tariikhdu ku beegan tahay 25 April 2026 waa maalin nagu wayn ee la duubi doono Ugaaska beesha Murusade Ugaas Abdirizaq Ugaas Cabdullahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracadde Ugaas Muumin

Maloo Kala harin odoyaal dhaqan siyaasiin gacanasacto aqoon yahan cid ka maqan ma jirto

18/04/2026

Caawa Dhaq-Dhaqaaqyo ciidan oo xoog leh ayey Xasan Cali Kheyre iyo Xildhibaan Jacfar ka wadaan Muqdisho

18/04/2026

Xildhibaan jacfar abuukar mahad alle iyo iimaan oo hada gaaray Deyniile

Qabiil iyo awood ciidan ayaa loo sheegtay Nabadoon Cali Maanafaato, gacana waa laga jabiyay , si xuna waa loo jir dilay ...
15/04/2026

Qabiil iyo awood ciidan ayaa loo sheegtay Nabadoon Cali Maanafaato, gacana waa laga jabiyay , si xuna waa loo jir dilay maanta

Hassan Sheikh Mohamud oo mudadiisa ka hartay wax yar ayaa sidaa u galay Murusadow nin aad awoowihiis disheen uma leyn maayo in uu ilaawayo

15/04/2026

G/lle Ahmed Yalahow oo la Abaalmariyay

Address

Maka Al Mukarama
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gollaha Daguuro Murusade posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Gollaha Daguuro Murusade:

Share