Burjisom Patient Care Hospital

Burjisom Patient Care Hospital BurjiSom Patient care Hospital

Congratulation my dear queen sister Master of Medicine/ Obstetician and Gynecologist Drs Naema Aden HusseinYour success ...
19/12/2024

Congratulation my dear queen sister Master of Medicine/ Obstetician and Gynecologist Drs Naema Aden Hussein
Your success is our success and we wish you the best of luck and happy for your graduation.

THE INSPIRING STORY OF DHL In 1969, 3 young men decided to start their delivery business with the few resources they had...
29/06/2024

THE INSPIRING STORY OF DHL
In 1969, 3 young men decided to start their delivery business with the few resources they had.
*1. ADRIAN DALSEY*
*2. LARRY HILLBLOM*
*3. ROBERT LYNN* ....whose initials formed *DHL* will revolutionize this industry.
*55 years* later today DHL owns
♤250 planes.
♤ 32,000 vehicles.
♤ 550,000 employees and today DHL is present almost everywhere in the world.
Revenues are estimated at hundreds of billions of dollars.
*In life, surround yourself with people who talk about projects, business, success, dreams, goals.....not negative, fearful, lazy people.*
```If your friend refuses to join you in starting a business, it's not a friend.```
```If your brother refuses to support you to progress in your business... he's not a brother.```
If you got into business... hold on strong... it took 55 years for DHL to be DHL.
Success takes time, effort, intelligence and focus.
Be inspired to do more today

18/06/2024

Waa arin muhiim eh ee loobahan yahay in la ogaado ……..
Married men are not second hand, men are full of feelings,

The demand for married men is very high in market .

So, Dear Married men, you still have a happy life. Your chances of happiness are not over yet.

Happy International
Married Men's Day
Women are so difficult; always changing their minds.
At 18, they want handsome men.
At 25, they want mature men.
At 30, they want successful men.
At 40, they want established men.
At 50, they want faithful men. At 60, they want helpful men.
Men are very simple; they never change their taste for any changing condition in their lives.
At 18, they like pretty women.
At 25, they like pretty women.
At 30, they like pretty women.
At 40, they like pretty women.
At 50, they still like pretty women At 60, stll they like pretty women.
Even at 70 & 80 when they can barely move, they still like pretty women.
Dedicated to all Men for their disciplined behaviour.

Sanka haji

Gunaanad iyo Talo soojeedin.Sidaa ogtihiinba dalaga mooska waa mid u ah lafdhabar dhaqaale bulshadeena Soomaaliyeed, mud...
30/01/2024

Gunaanad iyo Talo soojeedin.
Sidaa ogtihiinba dalaga mooska waa mid u ah lafdhabar dhaqaale bulshadeena Soomaaliyeed, muddo dheerna kusoo jurtay tacabkiisa iyo ka ganacsigiisaba.
Tacabka dalaga mooska ayaa gasho lacag ku dhow 3,000 ilaa 3,500$ halkii hektar.
Haddii uu lakulmo qasaare aad ayee ugu adkanee inoo kasoo kabsado waqti dhow qofka beeraleyda ah ee kujuro tacabka dalagaan.
Sanadihi u dambeeyay dalagaan caqabado badan oo dhan walba leh ayaa iska soowajaheysay oo kamid tahay Cuduro, Biyo yari, aqoon yari, Waddo iyo Amni xumo, Isbadalka cimilada IWL.
Marka uu aqoon yahanka Soomaaliyeed arkay inoo dunida kusii fafaayo sadaxda cudur ee maanta ganacsiga dalaga mooska dhib ku haayo oo kala ah TR4, Sigatoke iyo Banana bunchy top virus (BBTV).
2020 Ayaa macadka Somali Banana Technical Institute (SOBTI) oo hormuud u ahaa Prof. Abdulrazak Abdulle Jiqley ayaa bilaabay tijabooyin cilmiyesan iyo siminaaro oo lasiinaayo beeraleyda iyo ardaydaba si aqoontooda kor loogu qaadi lahaa.
Si wax looga qabto arimaha markaas kusoo food lahaa mooska dalkeena ee hadda taagan, ayaa talooyinka markaas lasoo jeediyay waxaa kamid ahaa oo weli ilaa iyo hadda muhiim tahay in lasii dhaqan galiyo;
1) Gabi ahaanba waa inee joojiyaan beeraleyda Soomaaliyeed ee tacabta dalaga mooska balooniyaasha ee kala qaadanayaan qaab abuur ahaanta (Banana suckers).
2) Waa in abuurka moos lagu badiyaa habka layirahdo cad cadeynta (Banana Macro-propagation).
3) Tababar iyo wacyi galin joogta ah waa inee siisaa beeraleyda Soomaaliyeed Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka JFS .
F.G; Banana macro-propagation waa xalka kaliya ee maanta farsamo iyo dhaqaalo ahaanba u roon beeraleyda Soomaaliyeed ee tacabta dalaga mooska.

Ilyas Mohamed Shuuke

21/12/2023

Ma u baahataa in aad simikaar geliso ama ka saarto moobeelkaaga, ee ma waysaa birtii aad ku furi lahayd? Hadda waad ka maarmi kartaa in aad simikaar geliso moobeelkaaga, adiga oo isticmaalaya e-SIM, oo aad ka helayso adeeg kasta oo uu simikaarkii h**e kuu qaban jiray.

Fadlan nala soo xiriir ama noogu kaalay xarumaheenna, si aan kuugu furno e-SIM.




inaa lilaahi wa inaa ileehi raajicuun rabi ha u naxariisto  ducada  umada oomaaliyeed allaha kuu aqbalo janatul fardowsa...
21/12/2023

inaa lilaahi wa inaa ileehi raajicuun rabi ha u naxariisto ducada umada oomaaliyeed allaha kuu aqbalo janatul fardowsa hoygaada allaha ka dhigo aamiin aamiin aamiin..

WAXAY CADEYNEYSA MIDNIMADDA MAXAMUUD HIRAAB IN EY TAHAY BIYO K**A DHIBCAAN MASUUL KASTA OO NAGA MIDA WAA IN OO SIDAASI K...
04/12/2023

WAXAY CADEYNEYSA MIDNIMADDA MAXAMUUD HIRAAB IN EY TAHAY BIYO K**A DHIBCAAN MASUUL KASTA OO NAGA MIDA WAA IN OO SIDAASI KU TALAABSADAA VIVA MUDADANE WASIIR, SEN FARXAN CALI ............

13/10/2023

Guddoomiyaha Hormuud, Axmed Maxamuud Yuusuf, ayaa u tartamaya abaalmarinta CXO of the Year Award, oo ay Africa Tech Festival ku abaalmariso madaxda shikradaha Afrika, ee horumarro iyo guulo u horseeday shirkadaha ay hoggaamiyaan.

Guddoomiye Axmed ayaa la tartamaya madaxda Orange Egypt, Vodacom Group, Sasfin Bank, iyo African Bank. Waxa uuna u baahan yahay codkaaga si uu abaalmarintan ugu guuleysto.

Waxaa hadda furan codeynta dadweynaha. Fadlan uga codeey link-ga hoose, si aan guul ugu soo wada hooyno Soomaaliya.

https://bit.ly/3ryGCkF

13/10/2023
11/10/2023
03/05/2023

Address

Isgoyska Soos
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Burjisom Patient Care Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Burjisom Patient Care Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram