Al Rahma Hospital

Al Rahma Hospital ( DR ABDULCASIIS HAJI GA'AL )ku soo dhawaada gacmo furan adeeg hufan iyo dhaqaatir qibrad sare leh

02/02/2025
11/12/2022

waxaa ku wargalinaynaa bulshada ku dhaqan gobolka banaadir iyo nawaaxigiisa in isbitalka uu ka howgallo digtoor abdullasiis Haji Ga'al oo ku taqasusay daweynta cudurada ku dhaca haweenka iyo qalimadooda.

Kala soo xariir: 0618881107/0618881108.

Ka hortaga Cudurka Aids-ka Waa Muhiim!
01/12/2022

Ka hortaga Cudurka Aids-ka Waa Muhiim!

Ogaysiis waxaa ku wargalinaynaa bulshada ku dhaqan gobolka banaadir iyo nawaaxigiisa in isbitalka   uu ka howgallo digto...
30/11/2022

Ogaysiis waxaa ku wargalinaynaa bulshada ku dhaqan gobolka banaadir iyo nawaaxigiisa in isbitalka uu ka howgallo digtoor abdullasiis Haji Ga'al oo ku taqasusay daweynta cudurada ku dhaca haweenka iyo qalimadooda.

Kala soo xariir: 0618881107/0618881108.

Al Rahma Hospital waxaa ka howl gala dhaqatiirta kala ah:-Dhaqtarka Haweenka Dhaqtarka Caruurta Dhaqtarka Cudurada Guud
23/11/2022

Al Rahma Hospital waxaa ka howl gala dhaqatiirta kala ah:-

Dhaqtarka Haweenka
Dhaqtarka Caruurta
Dhaqtarka Cudurada Guud

19/10/2022

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS
WAXA LA OGEYSINAYAA DHAMAAN BULSHA WEYNTA SOMALIYED IN ISBITALKA AL RAHMA HOSPITAL EE QEYBTA SUUQ BACAD LAGU SAMEYAY DIB UHABEYN HOWLAHA DHALMADA, QALIIMADA HAWENKA OO JIIF IYO BUKAN SOCOD.
ISBITALKA WUXU SAMEYAY QIIMO DHIMIS WEYN, WAXADNA KA HELI DOONTA SOO DHAWEEN FIICAN, ISBITALKA WUXU FURNAN DOONA 24 SAAC, ISBITALKA WAXAA KA SHAQEYN DOONA DHAQTARKA CUDURADA HAWENKA IYO DHALMADA, DHAQTARKA CUDURADA CARURTA, DHAQTARKA CUDURADA GUUD, IYO UMULISOOYIN QIBRAD BADAN ULEH SHAQADOODA.DHAQATIIRTA WAXA HOGAAMINAYA.

DR ABDUL AZIIZ GAJI GA'AL IYO DR ABDULLAHI SHEIKH HASSAN CIRRO, IYO DR ABDIRAHMAN GEEDI,

WIXII FAAH FAAHIN AH NAGALA SOO XARIIR:0618881107/0618881108

18/10/2022

Address

Mogadishu

Telephone

+252618881107

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Rahma Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category