Mokhtar thoughts

Mokhtar thoughts FOLLOW ME ๐Ÿ™

JAHLIGA iyo FAQRIGU waa laba cadow oo qofka qaba u nugleeya cadawyada kale oo dhan. Ma jiro halgan ka mudan in labadaa l...
19/10/2024

JAHLIGA iyo FAQRIGU waa laba cadow oo qofka qaba u nugleeya cadawyada kale oo dhan.
Ma jiro halgan ka mudan in labadaa lala dagaallamo, mana jiro wanaag qof loo galo oo ka weyn in labadaa looga hiiliyo.

โœจโœ๏ธโœ๏ธ

Ma Ogtahay in ay Waajib kugu Tahay Haddii Lagu Weeydiiyo Todobadan Su`aalood inaad Kaga Jawaabi Karto Si Cilmiyeysan.?Ha...
31/08/2024

Ma Ogtahay in ay Waajib kugu Tahay Haddii Lagu Weeydiiyo Todobadan Su`aalood inaad Kaga Jawaabi Karto Si Cilmiyeysan.?

Hadaba Waa Kuwee Su`aalaha Todobada ah Ee La Sheegayo.?

Q: 1 " Su`aasha Kowaad : Waa Maxay Acraaf.?

Ans: 1: Acraaf Waa Goob U dhaxeeyso Naarta iyo Janada Waxaa Lagu magacaabaa " Al-Acraaf"
Waa darbi Aad U Weeyn joog dheer leh

Asxaabta dushiisa Saaran ay Ka daawanayaan Ehlu-janaha iyo Nimcooyiinka ay dhax dabaalanayaan iyo Kuwa Ehlu-Naarka iyo Cuquubada Haysata

Jamaacadaas Ugu dambeeyn Rabbigood ayaa U Ogolaanayo in ay jannada Ku galaan Naxariistiisa

Culumada islaamka Waa ay isku khilaafeen Qoloda Meesha saaran yeey yihiin Lkn Sida Raajaxa ah Waa Qoom isla ekaadeen Xumaantoodii iyo Samantoodii .

Q: 2 " Su`aasha Labaad: Halkee Kaa jirtaa jannada.?

Ans: 2" Jannadu Waxeey Ku taallaa Todoba Samo Ka kore Marka Uu Allah Duubayo Samooyiinka iyo dhulalka todobada ah Sida Warqado camal Jannada ayada Waa Hareysaa

Ma Ku jirto Waxa La laabayo Mana dhamaaneyso mana Zuuleyso Saqafkeeda Korane Waa Carshiga Raxmaanka jalla wacala

Q: 3" Su`aasha Sadaxaad: Halkee Naarta Kaa Jirtaa.?

Ans: 3" Naartu Waxeey Ku taalla goob Ka hooseyso todobada Dhul Waxaa Lagu Magacaabaa goobtaas ุŒ ุณุฌูŠู†"Sijiin
Allah Waxaa Uu Nooga Waramay in Uu abuuray todobo samo iyo todobo dhulal Oo la mid ah
{ ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ู ุงู„ูŽู‘ุฐููŠ ุฎูŽู„ูŽู‚ูŽ ุณูŽุจู’ุนูŽ ุณูŽู…ูŽุงูˆูŽุงุชู ูˆูŽู…ูู†ูŽ ุงู„ู’ุฃูŽุฑู’ุถู ู…ูุซู’ู„ูŽู‡ูู†ูŽู‘ }:
Sijiin " : Waa Meesha dhulalka Ugu hooseyso ayeey Ka sii hooseysaa.

Xadiithkan ayaa Daliil U ah Oo Laga Wariyay Ibnu Mascuud Allah Ka ralli Noqdo
ุนู† ุงุจู† ู…ุณุนูˆุฏ ู‚ุงู„ : " ุงู„ู’ุฌูŽู†ูŽู‘ุฉู ูููŠ ุงู„ุณูŽู‘ู…ูŽุงุก
ุงู„ุณูŽู‘ุงุจูุนูŽุฉู ุงู„ู’ุนูู„ู’ูŠูŽุงุŒ ูˆูŽุงู„ู†ูŽู‘ุงุฑู ูููŠ ุงู„ู’ุฃูŽุฑู’ุถู ุงู„ุณูŽู‘ุงุจูุนูŽุฉู ุงู„ุณูู‘ูู’ู„ูŽู‰"

"Ka dib Waxaa Uu aqriyay Aayadaan
" ุฅูู†ูŽู‘ ูƒูุชูŽุงุจูŽ ุงู„ู’ุฃูŽุจู’ุฑูŽุงุฑู ู„ูŽูููŠ ุนูู„ูู‘ูŠูู‘ูŠู†ูŽ) ุงู„ู…ุทูููŠู†" ุŒ ุฅูู†ูŽู‘ ูƒูุชูŽุงุจูŽ ุงู„ู’ููุฌูŽู‘ุงุฑู ู„ูŽูููŠ ุณูุฌูู‘ูŠู†ู" ุงู„ู…ุทูููŠู†"

Q: 4 " Su'aasha Afaraad: Qiyaasta Halka Maalin Ee Qiyaame immisa ayeey La Egtahay.?

Ans: 4" Qiyaasta Halkii Maalin Ee Qiyaamaha Waxeey la egtahay 50.000 Sanadod Allah Mar Uu Ka Waramayay Waxaa Uu yiri" ู‚ุงู„ ุชุนุงู„ู‰ : { ุชูŽุนู’ุฑูุฌู ุงู„ู’ู…ูŽู„ูŽุงุฆููƒูŽุฉู ูˆูŽุงู„ุฑูู‘ูˆุญู ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ูููŠ ูŠูŽูˆู’ู…ู ูƒูŽุงู†ูŽ ู…ูู‚ู’ุฏูŽุงุฑูู‡ู ุฎูŽู…ู’ุณููŠู†ูŽ ุฃูŽู„ู’ููŽ ุณูŽู†ูŽุฉู } .

Abdullahi ,Ibnu Cabaas: Allah Ka ralli Noqdee Waxaa laga Wariyay in Uu yiri " Maalinta Qiyaame Waxaa La istagayaa Konton Gobood Halkii Goobne Waxaa la taagnanaa Konton Kun Oo sanadod " .Cajiib !!

Q: 5" Su'aasha Shanaad: Maxaa Laga Wadaa Sidratul-muntahaa .?

Ans: 5 " Sidratul-Muntahaa Waa Geed Aad u Weyn Oo Caleemankiisa iyo Xididisa Ku yaalllaan Samada todobaad Caleemankeeda Waa Sida dhagaha Xayawanka Marodiga

Goob dhinaceeda ah ayuu Rasuulka csw Waxa Uu Ku arkay Sayid jabriil Suuradisa Xaqiiqda aheeyd Markii labaad Markii Kowaad Waxeey aheyd Magaalada Mar Uu Ku Arkay makka-Almukarama Buurta" ajyaad, dhinaceeda

Q: 6" Su'aasha Lixaad : Maxeey yihiin gabdhaha Ku dhex Nool janada Ee lagu magacaabo" Xuurul-Ciin".?

Ans: 6" Waa Xaasaska Ragga Mu'mininta ah Marka ay janada galaan Jinni iyo insi toona Korkooda ma taaban , Malaa'igne ma ahan

Allaah ayaa Jannada Ku dhex Abuuray Mid gabdhahaas ka mid ah Haddii ay Aduunka soo Eegto Qorraxda iftiinkeda ayada ayaa qarin laheed.

Q: 7" Su'aasha Todobaad: Waa Kuma Wiilasha jannada lagu waariyay.?

Ans: 7 " Waa Wiilal dhalanyar Oo adeegayaal U ah Ehlu-janaha insi iyo jinni Midna Ma ahan Xitaa malaa'ig ma ahan Alla ayaa Abuuray siduu abuuray Oo kale Xuurul-ciinta gabdhaha.

Wiilashaa Allah marka Uu Kawaramayay Quruxdooda Waxaa Uu Ku Miithaalay Lu'Lu' Waxaa Uuna yiri" :
(ูˆูŠุทูˆู ุนู„ูŠู‡ู… ูˆู„ุฏุงู† ู…ุฎู„ุฏูˆู† ุฅุฐุง ุฑุฃูŠุชู‡ู… ุญุณุจุชู‡ู… ู„ุคู„ุคุง ู…ู†ุซูˆุฑุง} :

Haddaad Ka Mid Noqotay dadka in ay aqristaan Nasibka U yeeshay Qoraalkan Waxaad soo qortaa Magac Ka mid ah magacyada 99ka Ee Uu rabigeen Weyne leeyahy ุงู„ุฑุญู…ู† " ุงู„ุฑุญูŠู… ุง

Ama Nabiga Ku Salli scw Ducadana Raaci.scw scw scw scw scw scw๐Ÿ’—๐Ÿ‘‡.
...........โœโœ๏ธโœ๏ธโœ๏ธโœ๏ธโœ๏ธโœ๏ธ.............

Hadalo   ah๐Ÿ’Žโ€ข Sedex ilintooda iska ilaali ๐Ÿ˜ขโ€”Qof madluum ah ilintiisaโ€”Agoon ilintoodaโ€”ilinta hooyadaa iyo aabahaa.Jahanam...
30/07/2024

Hadalo ah๐Ÿ’Ž

โ€ข Sedex ilintooda iska ilaali ๐Ÿ˜ข

โ€”Qof madluum ah ilintiisa
โ€”Agoon ilintooda
โ€”ilinta hooyadaa iyo aabahaa.

Jahanamo ayaad isku furtay sedexdaas mid ka mid ah hadaad sabab u noqotid ilintooda.

โ€ข Qof waayeel ah ha qalbi jebinin maalin maalmaha ka mid ah heerka uu joogo ayaad soo gaari doontaa hadaad nooshahay๐Ÿซต๐Ÿฝ

โ€ข Abaal la inkiro wuxuu la mid yahay qof indhoole ahaa markay indhihiisa araga usoo noqdeena ushii๐Ÿฆฏ jebiyey.

Waxaa la yiraahdaa raaxada nuskeed iyo edebta waxay ku jirtaa adigoo amuuraha dadka kale aad u dhaba gelin, aadna fara gashanin.

Waxaan nahay mujtamac amuuraha markay ku degdegsan yihiin yiraahdo
( khayrka waa la dedejiyaa)

Markii inay xaliyaan ay rabina yiraahdo
( wixii soo daaha ayaa khayrka ku jiro)

06/05/2024

๐…๐š๐šโ€™๐ข๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐ ๐„๐ž ๐‚๐š๐›๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š.

๐๐ข๐ฒ๐ฎ๐ก๐ฎ waxay muhiim u yihiin Nolosha waxay ka qayb qaataan caafimaadka jirka.

Biyuhu waa walax dareere ah oo ay ku milmaan ama ku qasmaan walxaha kale waxaana astaan u ah biyuhu inay yihiin mile guud.

Jirka biniโ€™aadamka 50% ilaa 70% waa Biyo

๐“๐ฎ๐ฌ๐š๐š๐ฅ๐ž :

Carbohydrates, proteins, minerals, water-soluble vitamins, iyo dheecaano badan waxay ku milmaan biyaha wax yaalaha ugu muhiimsan Ee Dhiiggu ka koobanyahay waa biyo arintaas oo ka dhigayso dhiiggu inuu noqdo meel wax lagu qaado si loo gaarsiiyo dhammaan qaybaha jirka

๐…๐š๐šโ€™๐ข๐ข๐๐š๐๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ก๐ฎ๐ฒ๐ฎ ๐ฎ๐ฎ ๐ฅ๐ž๐ž๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐‰๐ข๐ซ๐ค๐š :

1.waxay wasakhda iyo waxyaalaha sunta ah ka saaraan jirka sii loo qashinsaaro.

2. waxay ka qayb qaataan ilaalinta iyo joogtaynta heer-kulka jika

3. waxay baahiyaan oo qaybiyaan Nafaqada si loo gaarsiiyo unugyada jirka.

4. waxay sameeyaan jawi uu ka dhaco fal-galada kiimikaal (chemical reactions) Ee jirka,
sidoo kale waxay ka qayb qaadaan fal-galo kiimikaal (chemical reactions) oo badan kana dhexdhaco qaybaha kala duwan ee jirka

5.waxay leeyihiin astaamaha olyo garaasada tasoo ka ilaaliso kalagoysyada inay is xoqaan tusaale biyuhu waxay sahlaan in cuntadu si fudud ku marto hunguriga iyo qaybaha kale ee hanaanka cunto mareenka

6.waxay qooyaan oo qalaylka ka ilaaliyaan neef mareenka (respiratory tract) cunto mareenka (gastrointestinal tract) iyo kaadi mareenka iyo hanaanka taranka (urogenital tract) sidoo kale maqaarka iyo indhaha

7.Waxay ka midyihiin wax yaalaha ugu badan ee dhiiggu ka koobanyahay waxayna joogteeyaan mugga iyo xaddiga dhiigga

8. waxay muhiim u yihiin shaqooyinka xubna jirka sida kiliyaha.

9.waxay saacidaan maamulida iyo yaraynta miisaanka jirka.

||||||||||||||โœ“โœ“โœ“โœ“โœ“|||||||||||||||

แด„ ษช ส€ แด„ แดœ สŸ แด€ แด› แด ส€ ส       s ส s แด› แด‡ แด     ใ‚ท๏ธŽ   ๐—ฎ๐—ฑ๐˜ƒ๐—ฎ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ๐—ฑ   โœ”๏ธŽ
11/07/2022

แด„ ษช ส€ แด„ แดœ สŸ แด€ แด› แด ส€ ส s ส s แด› แด‡ แด ใ‚ท๏ธŽ ๐—ฎ๐—ฑ๐˜ƒ๐—ฎ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ๐—ฑ โœ”๏ธŽ

13/12/2021
Choking..............TIPS____๐Ÿšถโ€โ™€๏ธ
13/11/2021

Choking..............TIPS____๐Ÿšถโ€โ™€๏ธ

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mokhtar thoughts posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram