Kaamil Specialist Hospital

Kaamil Specialist Hospital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kaamil Specialist Hospital, Hospital, Odweyne/Dayniile/Muqdisho, Mogadishu.

23/04/2026

Jawwi Roobeesan iyo deegaan kuhaboon caafimaadkaada.

Kaamil Specialist Hospital

Isbitaalka Takhassusiga ah ee Kaamil oo kaashanaayo Jamciyadda Manhal ayaa daahfuray tababar loosameen doono kudhaawd 25...
20/04/2026

Isbitaalka Takhassusiga ah ee Kaamil oo kaashanaayo Jamciyadda Manhal ayaa daahfuray tababar loosameen doono kudhaawd 25 Umulisooyin kaas oo socon doono muddo 3bilood ah.

Tababarkaan bixintiisa waxaa iska kaashan doono dhaqaatiirta isbitaalka iyo Ururka Umulisooyinka Qaranka.

Kaamil Specialist Hospital



Hambalyo.Dhammaan Agaasinka iyo hawlwadeennada isbitaalka waxa ay hambalyo iyo bogaadin udirayaan Dr. Maxamed Cabdullahi...
19/04/2026

Hambalyo.

Dhammaan Agaasinka iyo hawlwadeennada isbitaalka waxa ay hambalyo iyo bogaadin udirayaan Dr. Maxamed Cabdullahi Ciise (Gaaladiid) oo ah Gudoomiyaha Fulinta ururka SNAPH oo loodoortay in uu kumatalo ururka midawga isbitaallada gaarka looleeyahay SNAPH Hay'adda Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka NHPC.

Kaamil Specialist Hospital

16/04/2026

Alle Mahaddii Dr Cabdulqadir oo ah dhaqtarka lafaha iyo qalliimadooda aya markale alle kuguuleeyay in uu cagaha utoosiyo caruur yar oo kudhashay caga qallooca.

Kaamil Specialist Hospital

14/04/2026

Maamulka isbitaalka iyo Shirkadda Baano aya kala saxiixday heshiis wada shaqeyn ah.

Heshiiskaan ayaa kadhigan in isbitaalka iyo shirkadda Baano kawada shaqeeyaan sidii bukaannada ubaahan daryeel caafimaad noocyadiisa kaladuwan loogu qaban lahaa ayaga oo joogo guryahooda ama goobahooda shaqo.


Kaamil Specialist Hospital

11/04/2026

Maamulka isbitaalka iyo Ururka Macalimiinta Soomaaliyeed aya kala saxiixday heshiis wada shaqeyn ah.

Kaamil Specialist Hospital

Jumca Mubaarak.
10/04/2026

Jumca Mubaarak.

Maalinta Caafimaadka Adduunka.Kaamil Specialist Hospital
07/04/2026

Maalinta Caafimaadka Adduunka.

Kaamil Specialist Hospital

06/04/2026

Alle Mahaddii Dr. Cabdulqaadir oo ah dhaqtarka lafaha iyo qalliimadooda kana hawlgala isbitaalka ayaa kuguuleestay in wiil yar oo lakeenay isbitaalka 9 isbuuc kahor oo kudhashay luga qallooca uu utoosiyayay cagaha asiga oo usameeyay adeeg iyo daryeel gaar ah.

Kaamil Specialist Hospital

Waxaa isbitaalka kusoo biiray Dr. Ibrahim Abdirsak oo ah dhakhtarka Maqaarka,Timaha iyo Ciddiyaha.Kaamil Specialist Hosp...
06/04/2026

Waxaa isbitaalka kusoo biiray Dr. Ibrahim Abdirsak oo ah dhakhtarka Maqaarka,Timaha iyo Ciddiyaha.

Kaamil Specialist Hospital

Horumarinta iyo dhameestirka adeegyada isbitaalka waa muhiimaddeena iyo doorkeena koowaad.Haddaba maqiyaasi kartaa dhaqt...
01/04/2026

Horumarinta iyo dhameestirka adeegyada isbitaalka waa muhiimaddeena iyo doorkeena koowaad.

Haddaba maqiyaasi kartaa dhaqtarka xiga ee nagu soo wajahan?.

Kaamil Specialist Hospital

Address

Odweyne/Dayniile/Muqdisho
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaamil Specialist Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Kaamil Specialist Hospital:

Share

Category