27/04/2026
🔹 Mindhicirka Xirma – Calaamadaha Lagu Garto
✨ Dhaqtarka Qaliinka Guud & Qaliinka Casriga ah
👨⚕️ Dr. Abdifatah Osman Nur, oo ka tirsan dhakhaatiirta Kalkaal Hospital – Afarta Jardiin, ayaa ka warbixinaya mindhicirka xirma iyo calaamadaha lagu garto.
🏥 Nagu soo booqo xarunta isbitaalka si aad u hesho baaritaan iyo daaweyn tayo leh.