Duceysane Hospital

Duceysane Hospital Hadafkeenu Waa Caafimaadkaga

EID Mubarak
05/06/2025

EID Mubarak

04/06/2025

Kusoo Dhawaada Ducaysane Hospital – Xaruntaada Caafimaad ee La Aamini Karo!
Waxaad mar kale kusoo dhawaynaysaan Isbitaalka Ducaysane, oo ah goobtii aad horey ugu barateen adeeg hufan, dhaqaatiir khibrad leh, iyo daryeel caafimaad oo heer sare ah.

Waxaan bixinaa adeegyo kala duwan oo caafimaad oo tayo sare leh, oo ay ka mid yihiin:
✅ Daryeelka iyo daaweynta carruurta
✅ Daaweynta cudurrada maqaarka
✅ Daryeelka hooyada uurka leh iyo cudurrada haweenka
✅ Daaweynta cudurrada guud
✅ Gudniinka wiilasha (Circumcision) si nadaafad iyo xirfad leh
✅ Sheybaar dhammeystiran oo qalab casri ah wata
✅ Ultrasound-ka uurka oo bilaash ah (lacag la’aan ah)
✅ Adeegga degdega ah (Emergency) – diyaar u ah caawinta xaaladaha degdegga ah 24/7

📍 Goobta: Degmada Deyniine, Xaafadda Odweyne

Ducaysane Hospital – Hadafkeenu Waa Caafimaadkaaga


03/06/2025

Dr. Sadaq Yusuf Qasaaro
Wuxuu ka hawlgalaa Ducaysane Hospital, oo ku yaalla Odwayne, gaar ahaan inta u dhexaysa Kaamil iyo Quraca.

WAR MURTIYEED KASOO BAXAY ISBITAALADA GAARKA LOO LEEYAHAYkulan ey iskugu imaadeen maamulada sare ee isbitaalada gaarka l...
18/08/2024

WAR MURTIYEED KASOO BAXAY ISBITAALADA GAARKA LOO LEEYAHAY
kulan ey iskugu imaadeen maamulada sare ee isbitaalada gaarka loo leeyahay ayeey ku muujiyeen dareenkooda ku aadan arimaha kasoo kordhay fayadhowrka gobolka banaadir & qaadista canshuurta 5% ee wasaarada maaliyada.

Dr. SADAQ YUSUF QASAARO.Wuxuu ka Howl Galaa Ducaysane Hospital.Wuxuu Ku Yaala Odwayne Inta U dhaxayso Kaamil iyo Quraca
06/02/2024

Dr. SADAQ YUSUF QASAARO.
Wuxuu ka Howl Galaa Ducaysane Hospital.
Wuxuu Ku Yaala Odwayne Inta U dhaxayso Kaamil iyo Quraca

Cudurada Ku Dhaco Maqaarka>Cambaarta>Qawidka>Haaraha>Finan doobka>Xasaasiyada (nuucyadeeda kala duwan)
06/02/2024

Cudurada Ku Dhaco Maqaarka
>Cambaarta
>Qawidka
>Haaraha
>Finan doobka
>Xasaasiyada (nuucyadeeda kala duwan)

Ducaysane hospital waxa kugu diyaar ah Dr. Sadaq Yusuf Qasaaro ( dhaqtarka Caruurta iyo Maqaarka)
06/02/2024

Ducaysane hospital waxa kugu diyaar ah
Dr. Sadaq Yusuf Qasaaro ( dhaqtarka Caruurta iyo Maqaarka)

جمعه مباركة للجميع Jimca wanaagsan dhamaan
12/01/2024

جمعه مباركة للجميع
Jimca wanaagsan dhamaan

10/01/2024

Kaniiniga Feegaha (Sildenafil) waa ay qaadan karaan ragga qaba sonkorta iyo dhiigkarka waa hadii aysan saameyn Weyn ku yeealan xibnaha kale ee jirka sida Kalyaha, beerka iyo wadnaha

01/01/2024

Ultrasound-ka waxa uu qeyb muhiim ah ka yahay baaritaanada loo sameeyo ragga ka cabanaya ilma la-aanta (infertility) iyo kuwa ka cabanaya dhanka raganimada (ED). Nuucyada ugusii muhiimsan waxaa ka mida

1. Pe**le duplex ultrasound waxaa loo sameeyaa ragga ka cabanaya dhanka raganimada (ED) waxaana lagu kala ogaadaa dhibka inuu ka ka jiro dhanka xidida dakarka (vasculogenic ED) iyo in dhib kale uu jiro.
NB. Baaritaankaan waxa uu fiican yahay marka dhakhtarka uu qaab waraysi ah (history taking) ku ogaado in dhibka jira uusan ahayn mid maskaxeed (psychogenic ED) ee uu yahay mid cudwi ah (oraganic ED)

2. Scrotal duplex ultrasound oo lagu ogaan karo cabirka iyo xajmiga (volume) xaniinyaha taas oo fikir fiican ka siin karta dhakhtarka in ciladda ay xaniinyaha tahay iyo inkale.
Sidoo kale in booskooda ay joogaan iyo inay kor jiraan oo aysan soo dagin waa lagu ogaadaa.
Sidoo kale waxaa lagu ogaadaa xididada xaniinyaha cabirkooda oo hadii ay bararaan (varicocele) keeni kara dhalmo la-aan.

3. Transrectal ultrasound (TRUS) oo loo sameeyo bukaanka markii laga shakiyo in ay xiran tahay tubada shahwada soo qaada.

01/01/2024

Address

Odwayne Street
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 06:00 - 22:00
Tuesday 06:00 - 22:00
Wednesday 06:00 - 22:00
Thursday 06:00 - 22:00
Friday 06:00 - 22:00
Saturday 06:00 - 22:00
Sunday 06:00 - 22:00

Telephone

+252618500443

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Duceysane Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Duceysane Hospital:

Share