Somali Pediatric Association

Somali Pediatric Association Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali Pediatric Association, Medical and health, Mogadishu.

Promote child health in Somalia, improve knowledge on child health and enhance the management, preventive measures as well as eradication of paediatric related diseases through collaboration with stake holders, research development, training, advocacy

Waxaa sharaf weyn inoo aheyd in aa Soo dhaweyno Dr. Mustafa Ali Mohamed Ahmed oo ah dhaqtar ku soo laabtey wadanka, pedi...
22/08/2025

Waxaa sharaf weyn inoo aheyd in aa Soo dhaweyno Dr. Mustafa Ali Mohamed Ahmed oo ah dhaqtar ku soo laabtey wadanka, pediatrician, hemo-onclogist.
Somali Pediatric Association

Sida aad la wada Socotaan waxaa lagu jiraa Todobaadka baraarujinta Naanuujita (World Breastfeeding Week), Lana Sameeyo 1...
07/08/2025

Sida aad la wada Socotaan waxaa lagu jiraa Todobaadka baraarujinta Naanuujita (World Breastfeeding Week), Lana Sameeyo 1-7August.
Kasoo qeybgalkiina waa muhim, Sabtida 9August Nova Diagnostics & Research

Somali Pediatric Association

Hambalyo Dr. L*l iyo Dr. Fartun oo loo doortey Gudoomiyaha SMA iyo Xoghaya guud ee SMA.Allaha idiin fududeeyo shaqada la...
18/07/2025

Hambalyo Dr. L*l iyo Dr. Fartun oo loo doortey Gudoomiyaha SMA iyo Xoghaya guud ee SMA.

Allaha idiin fududeeyo shaqada la idiin idmadey.

World No To***co Day 2025Somali Medical Association Somali Pediatric Association
31/05/2025

World No To***co Day 2025

Somali Medical Association
Somali Pediatric Association

Ururka dhaqatiirta caruurta wax uu qeyb kalay maalinta talaalka.Gudomiyaha Dr . Fartun Orey oo ka soo jedisay Sida ay mu...
29/04/2025

Ururka dhaqatiirta caruurta wax uu qeyb kalay maalinta talaalka.
Gudomiyaha Dr . Fartun Orey oo ka soo jedisay
Sida ay muhiim u tahay isku kaashiga iyo isku xirnaanta si looyareeyo xanuunada talaalka looga hortago ee caruurtena ku dhaca.

Waxaa ka qeyb galney daahfurka (launching ceremony of PCV13 and Rota virus vaccine against pneumonia and Rota virus, the...
23/04/2025

Waxaa ka qeyb galney daahfurka (launching ceremony of PCV13 and Rota virus vaccine against pneumonia and Rota virus, the top leading cause of the child's death In Somalia). Waxaa loogu baaqayaa in ey ka faaIdeystaan ummada Soomaaliyeed Talaalka Oofwareenka iyo Kan Shuban biyoodaka(Acute diarrheal illness).
Somali Pediatric Association
Somali Medical Association
Ministry of Health- Somalia
UNICEF
WHO Somalia

13-14/april/2025.Ururka dhaqatiirta caruurta Somaliyeed, wuxuu ka  qeybgalay Tababar loo sameynayay Madaxada cafimaadka ...
19/04/2025

13-14/april/2025.
Ururka dhaqatiirta caruurta Somaliyeed, wuxuu ka qeybgalay Tababar loo sameynayay Madaxada cafimaadka degmooyinka gobolka Benadir.
Ahmed Abukar, ayaa soo jedisay, faaiooyinka talaalaka iyo talaalada iyo oo dhawan wadanka lagu soo kordhiyay.
Tababarkan waxaa iska kaashaday
Ministry of Health- Somalia
BRA Directorate of Health and Human ServicesSomali Pediatric Association
WHO Somalia UNICEF

Waxaa into qabsoomey oo si wanaagsan inoogu dhamaadey Case discussion ku saabsanaa Congenital heart disease (PDA). Waxaa...
17/04/2025

Waxaa into qabsoomey oo si wanaagsan inoogu dhamaadey Case discussion ku saabsanaa Congenital heart disease (PDA). Waxaa u mahadcelinayaa dhamaan la soo qeybgala yaasha iyo Presenters ka.
Somali Pediatric Association
Mogadishu Heart Cntr

Waxaa Sharaf inoo ah in aa idinku casuuno ka soo qeybgalka   discussion oo Multidisciplinary approach ah, oo aa isleenah...
16/04/2025

Waxaa Sharaf inoo ah in aa idinku casuuno ka soo qeybgalka discussion oo Multidisciplinary approach ah, oo aa isleenahey waxbadana waa lagan barankaraa wacyiga dhaqaatiirtana kor ayuu u qaadayaa. Waana Galabta Khamiista ah 17. 4. 25.
Nova Diagnostics & Research
Somali Pediatric Association , Mogadishu Heart Cntr

05/04/2025

Qudabdihii dhaqtirta caruurtu ka jeediyeed cawrwada hooyada iyo dhallanka
Qeybta 3aad

05/04/2025

Qudabdihii dhaqtirta caruurtu ka jeediyeed cawrwada hooyada iyo dhallanka
Qeybtii 2aad

05/04/2025

Qudabdihii dhaqtirta caruurtu ka jeediyeed cawrwada Hooyada iyo dhallanka
Qeybta 1aad

Address

Mogadishu

Telephone

+252615982410

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Pediatric Association posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Somali Pediatric Association:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram