27/02/2025
“Annagoo dhan Allaah baa na leh, xaggiisaana u noqonaynaa."
Anagoo ah bahda Isbitalka Muqdisho Recep Tayyip Erdoğan waxaan aad uga xunahay geerida ku timid Prof. Maxamed Yuusuf Xasan oo ahaa Agaasimihii h**e ee Isbitaalka Madiina. Anigoo ku hadlaya magaca dhammaan maamulka, dhakhaatiirta, iyo shaqaalaha, waxaanu tacsi tiiraanyo leh u diraynaa qoyskiisa, ehelkiisa iyo dhammaan intii taqaannay.
Geerida Prof. Maxamed Yuusuf Xasan si weyn ayay noo wada saamaysay. Waxaan Allaah uga baryeynaa inuu naxariistiisa janno ka waraabiyo, qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo imaan ka siiyo.
“Indeed, we belong to Allah, and to Him we shall return.”
As Mogadishu Recep Tayyip Erdoğan Hospital, we are deeply saddened by the passing of Prof. Mohamed Yusuf Hassan, former Director of Madina Hospital. On behalf of our entire management, doctors, and staff, we extend our heartfelt condolences to his family, loved ones, and all who knew him.
The loss of Prof. Mohamed Yusuf Hassan has profoundly affected us all. We pray to Allah for His mercy upon him, for his place to be in paradise, and for patience and strength for his family and loved ones.