Beesha Maxamed Cadde Macalin 81

Beesha Maxamed Cadde Macalin 81 PAGE KANI WAXAA LOO ABUURAY HORUMARINTA IYO SOO BANDHIGIDA BILICDA IYO TARIIKH DA BEESHA MAXAMED CADE MACALIN 81.

27/04/2024
24/09/2022

Maxaa kala socota in nabadoonada iyo odayaasha Beesha Maxamed Cadde Macalin 81 ay ku hishiin waayeen kuraas uu usoo bandhigay MW HSM.

19/05/2022

Assalamu alaikum dhamaan beel weynta maxamed cade Galab wanagsan, salaan kadib waxa ku war galinena dhaman dhalinta beesha ee aqoon yahahanada iyo indheer garadka leh in ay jirto qaban qabo kulan looga hadlayo masiirk beesha.

Fadlan qofki danaynayo kana go an tahay qadiyada maxamed cade nimo messenger ka hangala so xariiro.

Mahadsanidiin
6MC81

Send a message to learn more

29/11/2021

Hadii talada Beesha Maxamed Cade Macalin faraha lagaa saari laha yaa udhiibi laheed hogaanka MC81.

6MC81 barakooba

6- lixda
M- maxamed
C-Cadde
81- sumada tolka.

17/08/2021

Tariikhdu wa shey tig tagano tilaabsatayo tiiiri adag
Tiriig aa bixiyee wa tilmaan qaran
Tiim bir ah sidi tangigiii waa sibraar toona
Tartiib qowl ufuray iyo lawaa ruux tafaafula
Iyadaa tikaadiso naflaha wey tukobisaa
Tawaad iyo khad bey leedahoo lama tirtiro
Ruuxii isleh tariikhda inta furfurtaa
Waxa kujiro kabixinoo
Wax kaloo fooljari ah ba galin
Walee eynaan ku suura galeen

Raga manta talada maxamed cadde hayo fadlan tarikhda mante idin qoresa ina isu tanasushan isna walashatan ayana wax kuwada qabsan karten ee yenan tarikhda baal madow idinku qorin mudanayaal.

6 Beesha Maxamed Cade Macalin 81 πŸ©ΈπŸ‘

Waxan 100% dhalecenaya dhaqanka siyasiyiinta iyo ganacsada Beesha Maxamed Cade Macalin oo gaabis iyo habacsanan weyn ka ...
11/08/2021

Waxan 100% dhalecenaya dhaqanka siyasiyiinta iyo ganacsada Beesha Maxamed Cade Macalin oo gaabis iyo habacsanan weyn ka muqato ceeb idinkaga weyn majirto in manta la idinka reebo tartanka doorashada adinkana aad amusnan iyo is qabqabsi dhax dina ku mashqushan.

Dhaman raga manta ka dhex muqdo hoganka maxamed cade tariikh da madow aa sameynesan wa mid idin xusi donto hadadan rerka u hogaamin karin sida Ader maxamee xaji cagey fadlan dhalintena nagu warejiya hoganka rerka 😑.

22/07/2021

Baro dadkaaga

Suasha sakay:-

Imisa jilib ayee ukala baxan

1. Xasan maxamed cade
2. Muuse cade maxamed cade
3. Osman dhalow maxamed cade.

Guleyso mudane Axmed cabdikarim cali (gabayre) wax ku rajeynena inaad sanadkan nagu hogamiso siyaasada Beesha Maxamed Ca...
17/07/2021

Guleyso mudane Axmed cabdikarim cali (gabayre) wax ku rajeynena inaad sanadkan nagu hogamiso siyaasada Beesha Maxamed Cade Macalin, waxaana xaqiiqa ah ina tahay shaqsi ku suntan wanaag iyo walal jaceyl.

11/07/2021

Curadka maxamed cade macalin (cali gaduud maxa cade) wuxu ukala baxaa 6 laf oo kala ah:-

1- Dhagash cali gaduud
2-Bulaale Cali gaduud
3-Maxamed cali gaduud
4-Cabdi Cali Gaduud
5- Cumar Cali gaduud
6-Xasan yare Cali gaduud

Hadaba Adan Maxamed cade imisa ayuu ukala baxa.

Isku day wanagsan waqti koban gudahiis aya idinkula wadagi doona jawabta saxda.

10/07/2021

Baro dadkaaga

Awoowe Maxamed cade macalin waxa ka farcan tay 6 rag ah oo kala ah :-

1. Cali gaduud maxamed cade oo ah curadka rerka
2. Adan maxamed cade
3. Axmed dheer maxamed cade
4. Xasan maxamed cade
5. Muuse cade maxamed cade
6. Cismaan dhalow o ah yaranka rerka

Hadaba cali gaduud maxamed cade imisa lafood ayu u kala baxa qaraabo.

F.G:- isku daygiina kadib xogta oo sax ah post ga xiga aya idinkula wadaagi doon naa.

07/07/2021

Baro dadkaga.
Maxamed cade macalin imisa laf ayu ukala baxaan laf wabana imisa jilib aye usii kala baxda.

Kala faidesi wacan

F.G: dib aya kaso dhigi don na xogta oo sax ah lkn qof walibo rerka ha isku dayo.

27/06/2021

Allaha u naxariiste awoowe maxamed xaaji cagey wuxu aha xildhibaanka beesha macalin dhiblaawe kumatalayay golaha shacabka 1960 ilaa 1991 asago loogu magac dari jiray xildhibanka aan dhicin ee besha macalin dhiblaawe.

Hadaba suasha tagan aya ah reerka ma uso bixi dona awoowe maxamed xaaji cagey labaad.

Address

Ceeldheer
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Beesha Maxamed Cadde Macalin 81 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share