Hon Hassan Bolhed

Hon Hassan Bolhed samafale

15/11/2022

Labiska iyo hadalka hadaad fiiriso ogaaw adigaa xabsi daa'in isku xukumay😜😜

FG: Halakala faa'ideysto hana leys ilaaliyo

10/11/2022

Xilalkii xamar hadad isku koobtay maxaa kuu diiday amnigaga inaad sugato

FG: digil iyo mirifle xamar waxba k**a haayaan weyna kudhintaan cidna isma weydiinin sababta ay udhintaan, waxey ogyihiin qadar iney jirto

27/10/2022

Lasoco horumarka dalka iyo caqabadaha dalka

Igabaro in yar hadaad taqaano iyo hadaadan aqooni

Fadlan share iyo like

24/07/2022

Hadad wax tahay iyo hadaadan wax aheynba kawarqabka dadkaaga waa waajib, maahan maqaam ama mansabsare inaad kuraadsato

Siyaasiyiinta waqtigaan jirta iyo inta weji isticmaalaan

1- Shaley markuu xildoon ahaa:- Dad jaceyl ,balanqaadyo aan loo meel dayin, isu imaansho badan, kala fur furis shacabkiisa,

2- Maanta markuu xilka haayo:- Balan kabixis, telka oo labedasho, hadalo aan qofkiisa munaasab ku aheen iyo waxyaabo badan

- Beri markuu xilka waayo:- inuu cafis dalbado, inuu raadiyo ceebaha midka booska kabaxsaday, in codsi uu kadhigo fursado kale in lasiyo iwm

Dulucda sheekedeyda waa shaley qof mansab sare haayay xariga walaalkiisa kahadli waayay maanta uusan waxba haaynin inuu xariga walaalkiisa kahadlo waxey tusaale utahay ceyb uraadinta walaalkiisa meesha kabursaday ee k**a ahan udoodista xuquuqda dulmanaha

FG: Shacabkeygiyow Siyaasiyiinta maanta jirta kafeejignaada

W/Q Hassan bolheet

20/04/2021

Siyaasiga qabiilku laba nuuc ayuu u isticmaalaa mar uu kuraadsado rabitaankiisa iyo mar uu wax kuburburiyo waa shaley iyo maanta

Address

Mogadishu

Telephone

+252615192006

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hon Hassan Bolhed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category