31/07/2022
OGEYSIIS MUHIIM AH
Rugta caafimaad ka cibaar waxay kuwargalineysaa bulsha weynta soomaaliyeed in uu ka howlgalo Dr. abdiladiif hersi farah.
Rugta adeegyada caafimaad aad ka heli kartaan waxa kamid ah:
✅Daaweynta cudurada guud.
✅Daaweynta cudurada neerfaha.
✅Daaweynta cudurada maqaarka.
✅Daaweynta cudurada caruurta.
✅Computer ka uur kujirta.
✅Sheybaar casri ah oo aad ka helikartaan baaritaano lagu kalsoonaan karo natiijadooda.
✅Rugta caafimaad ka cibaar waxey ku taalaa isgoyska albaraka wadada sodonka.
✅Wixii faahfaahin dheeri ah waxaad kala xiriiri kartaa lambarada shaashada kaaga muuqda: 0618696641. 0618959566.