Abdinajib Mohamed

Abdinajib Mohamed Medical & Health

ولو كانت الدنيا تدوم لأهلها
لكان رسول الله حيًّا وباقيا
ولكنها تفنى ويفنى نعيمها
وتبقى المعاصي والذنوب كما هيا

Waxaa nasiib darro ah in dhinacyo badan oo kala duwan hadii ay noqon laheed DFS ama maamul goboleedyo mucaarad iyo odaya...
14/05/2026

Waxaa nasiib darro ah in dhinacyo badan oo kala duwan hadii ay noqon laheed DFS ama maamul goboleedyo mucaarad iyo odayaal dhaqameedba manta dhalinyarada u adeegsadaan dano siyaasadeed iyo kuwo qabiil iyagoo lagu hurinayo colaad aysan waxba ka
faa iideyn Qaar badan oo dhalinyaro ah waxay moodaan in qabiil lagu gaaro sharaf awood iyo hormar halka xaqiiqadu tahay in uu dib u dhigayo jiritaanka ummadda iyo mustaqbalka jiilka cusub

Dhalinyarada maanta waxay u baahan yihiin siyaasad cusub fikir furan aqoon maskax hal abuur leh iyo waddaniyad ka weyn qabiil Horumar laguma gaaro naceyb iyo kala qeybsanaan balse waxaa lagu gaaraa midnimo cadaalad iyo in la is maqlo

Dhalinyaradii 1943 waxay raadinayeen dal ay dhisaan dhalinyarada maanta badankoodna waxay wali raadinayaan dal ay ku noo...
14/05/2026

Dhalinyaradii 1943 waxay raadinayeen dal ay dhisaan dhalinyarada maanta badankoodna waxay wali raadinayaan dal ay ku noolaadaan

Dhalinyaradii 1943 gaar ahaan kuwii SYL waxay lahaayeen hal hadaf oo weyn in ay dhisaan qaran Soomaaliyeed oo xor ah mideysan leh sharaf iyo mustaqbal Waxay u dagaallamayeen sidii ay dadka Soomaaliyeed uga saari lahaayeen gumeysi iyo kala qeybsanaan Maskaxdoodu waxay ku mashquulsaneyd sidee dal loo dhisaa?

Laakiin dhalinyarada maanta xaalado badan oo jira awgood sida dagaallo qabyaalad shaqo la aan amni darro iyo siyaasad jahwareersan qaar badan waxay ka fikiraan keliya sidii ay nolol u heli lahaayeen uga bixi lahaayeen dhibaatada ama uga tahriibi lahaayeen dalka Halkii ay ka qorsheyn lahaayeen dhismaha qaran waxay ku qasbanaadeen raadinta meel ay si nabad ah ugu noolaadaan

Jiilkii h**e wuxuu lahaa riyo qaran
jiilka maanta badankiisna wuxuu raadinayaa badbaado nololeed🇸🇴

30/04/2026

Jaceel dhiig malagu qoray

25/04/2026

Mas’uuliyad feejignaan iyo naxariis waa tiirarka caafimaadka ee qofka dhaqtarka ah

Bulshadeenna mararka qaar waxay iska indha tirtaa calaamadaha yar yar ee jirka laakiin xasuusnow cudur walba wuxuu ku bi...
25/04/2026

Bulshadeenna mararka qaar waxay iska indha tirtaa calaamadaha yar yar ee jirka laakiin xasuusnow cudur walba wuxuu ku bilaabmaa wax fudud Haddii aan h**e u ogaanno waa sahlan tahay daaweyntiisu.

25/04/2026

Caafimaadku waa nimco qaali ah oo aan lagu badalan karin wax kale.

24/03/2026

Apaaska
゚viralシfypシ゚viralシalシ fans

Eid wanagsan Kulu caam Wa antum bikheyr
19/03/2026

Eid wanagsan
Kulu caam
Wa antum bikheyr

12/03/2026

Gobannimada weli dunida k**a dabar go’in!

゚viralシfypシ゚viralシalシ

Xanuunnada qaarkood oo sababi kara Gaaska Caloosha Mararka qaar gaaska caloosha waxaa sababi kara xanuunno ku dhaca mind...
09/03/2026

Xanuunnada qaarkood oo sababi kara Gaaska Caloosha

Mararka qaar gaaska caloosha waxaa sababi kara xanuunno ku dhaca mindhicirka sida

1:Crohn’s disease Waa xanuun ku dhaca cunno mareenka (mindhicirka) oo keena barar ,xanuun caloosha ah iyo gaas.
• Parasitic infection Waa caabuq ka yimaada gooryaanka ama jeermisyada ku nool mindhicirka kuwaas oo sababi kara gaas, shuban ama calool xanuun.

⚠️ Haddii gaaska caloosha uu noqdo mid soo noqnoqda ama la socdo calaamado kale sida shuban, miisaan dhicis ama calool xanuun daran waxaa muhiim ah in la sameeyo baaritaan caafimaad.

Dr najiib
Like share
61 8022701
゚viralシfypシ゚viralシalシ

Qeeybta 2aad Maxaa Sababo Dhaawac Madoobaadka:-Sababta ugu weyn ee keento in uu dhaawaca madoobaado waa in meesha dhaawa...
27/11/2025

Qeeybta 2aad

Maxaa Sababo Dhaawac Madoobaadka:-
Sababta ugu weyn ee keento in uu dhaawaca madoobaado
waa in meesha dhaawaca ah uusan soogaarayn wax dhiig ah ama nafaqo ah, haba yaraatee dhaawaca waxaa ka go’aayo quudinta.
Haddii geed weyn oo baxaayay aan Misaar uga dhufanno hal-laan oo kamid ah geedka, Maxaa ku dhacaayo geedka haddii aanan lahelin baxnaano iyo in la’isku xiro, waxaa cad in ey laantu dhimaneyso waliba geedka oo nool.
Calaamadaha Lagu Garto Dhaawac Madoobaad:-
1. Xanuun,qandho sare.
2. Dhaawaca in uu “ur” yeesho.
3. Qoyaan aan reysasho u ekeen.
4. Meesha dhaawaca ah oo darenku ka dhumo.
5. Dhaawaca oo gabi ahaanba madoobaado.
fans

Address

Makah Almukarramah
Mogadishu
6990

Telephone

+256788821532

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdinajib Mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Abdinajib Mohamed:

Share