Amal Hospital

Amal Hospital Amal Hospital; waa isbitaal ay ka hawlgalaan dhkhatiir takhususyo kala duwan leh. Isbtaalku wuxuu ku caawiyaa bukaanada u yimaada daawo tayo leh oo bilaash ah.

04/09/2021

Isbitaalka Amal; waxaa ka hawlgalya dakhtarka neerfaha iyo dhimirka, shaybaar qiimo jaban iyo daawo tayo lef oo free ah. Faahfaahin wac: 0613957070

22/08/2021
03/08/2021
Isbitaalka Amal Waxaa ka hawlgalaya Dr. Abdullahi Ahmed Azhari oo ah dhakhtar ku takhasusay cudurrada guud iyo Neerfaha,...
03/08/2021

Isbitaalka Amal Waxaa ka hawlgalaya Dr. Abdullahi Ahmed Azhari oo ah dhakhtar ku takhasusay cudurrada guud iyo Neerfaha, Isbitaalka waxaad ka halaysa Shaybaar tayo leh oo qiima jaban iyo Daawo Europe iyo Turkey ah oo bilaash ah... wixii faahfaahi ah fadlan la xirir 0613957070

02/08/2021

Ku soo dhawaada Isbitaalka Amal. Waxa isbitaalka ka hawl galaya dhakhtarka neerfaha Dr. Abdullahi Azhari oo wax ku soo bartay dalka China lana soo shaqeeyay mudo dheer dhakhatarki neerfaha ee Gaalkacyo loo aadi jiray Alle ha u naxariistee Dr. Mohamed Jama Salaad..
Isbitaalku wuxuu ku diyaariayay shaybaar tayo leh oo qiima jaban aad ku helaysid iyo daawo tayo leh oo Europe iyo Turkish ah oo bilaash ah....

Kaa faa'idaysi wacan

02/08/2021

Address

Isgoyska Ceel Gaabta
Mogadishu

Telephone

+252613957070

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Amal Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Amal Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category