27/12/2025
👨⚕️ La tasho dhakhtarka neerfaha hadii aad ka cabaneeso:
- Madax xanuun joogta ah. 😰
- Dhabar xanuun, xanuunkaas oo ku faafa lugaha, kabaabyo iyo tabardaro aad dareentid.
- Qoor xanuun xunuunkaa oo ku faaha gacamaha, kabaabyo iyo tabardaro aad dareentid.
- Iyo waxii kale oo xanuuno neerfa ah oo aad dareentid.
Fadlan raac cinwaankaa oo is diiwaan gali : https://www.erayocaafimaad.com/talocaafimaad