Dr Younes Guul wadde

Dr Younes Guul wadde yoonis Abuukr

23/11/2021

Good morning my neighbor

Aaway macalimiintii xisaabta Fadlan ku soo biir halkaan Follow Younes Guul wadde
12/08/2021

Aaway macalimiintii xisaabta
Fadlan ku soo biir halkaan
Follow Younes Guul wadde

Waxaan   u rajeynayaa dhammaan ardayda   f4.Motion arday f4 ah kuna dheh guul insha allah
22/07/2021

Waxaan u rajeynayaa dhammaan ardayda f4.
Motion arday f4 ah kuna dheh guul insha allah

Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha Iyo Tacliinta Sare ee DFS Waxay goor Dhaw shaacin doonta natiijadda Imtixaanka F12aad Ee...
22/07/2021

Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha Iyo Tacliinta Sare ee DFS Waxay goor Dhaw shaacin doonta natiijadda Imtixaanka F12aad Ee dugsiga sare Sanad Dugsiyeedka 2020-2021. Fadlan la Soco

SUBXANALAAHWalaashayda  muslim ka ahay iska ilaali oo jooji isticmaalka Diyaanada iyo waxyaabaha la is isku cadeeyo fadl...
08/07/2021

SUBXANALAAH

Walaashayda muslim ka ahay iska ilaali oo jooji isticmaalka Diyaanada iyo waxyaabaha la is isku cadeeyo fadlan faafi oo gaarsiii walaashaada ama walaalka waa digniin mahadsanidiin

Sad naftada ula jeceshay wanaga ula jeclow inad garsiiso wanaga gabdhaha somaliyed please sheer gare allaah haku xafide

Illaaahay ban kugu dhariye sheer gare waxa laga yaaba inay gabdho badan ay iska daayan

Please sheer gare khyr alllaaah haku siiye

08/07/2021

Si aad u hesho natiijada arday / dugsi fadlan booqo: fasalka 8aad

Warsaxaafadeedka Shaacinta Imtixaanka Fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2020/2021.
08/07/2021

Warsaxaafadeedka Shaacinta Imtixaanka Fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2020/2021.

Dhamaan ardayda gobolka banaadir Guul Baan u rajeynaynaa gaar ahaan kuwa aan juhdiga gelinay niyadda kheyr u sheega insh...
07/07/2021

Dhamaan ardayda gobolka banaadir Guul Baan u rajeynaynaa gaar ahaan kuwa aan juhdiga gelinay niyadda kheyr u sheega insha allah waaa wada guuleysaneysaan

  Ka Ogow Sirta Akhriska Wanaagsan Ee Darajooyinka Sare Lagu Gaaro # #::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::...
02/07/2021

Ka Ogow Sirta Akhriska Wanaagsan Ee Darajooyinka Sare Lagu Gaaro #
#::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::: #

Ma is-weydiisay maalinna, sababta uu saaxiibkaa natiijooyinka sarsare u helo, idiinkoo isku iskuul ah, isku hal-macallinna uu wax idiin dhigo. Muxuu kaaga sare maraa?

Hubaal waxaa ah in dadka intiisa badani ay waddo kasta u maraan sidii ay si wanaagsan wax ugu akhrin lahaayeen natiijada ugu fiicanna ay u heli lahaayeen.

Hadaba, si aan talooyinka ugu fiican u helo, waxaan la xiriirnay Caalim ka mid ah aqoonyahannada fara ku tiriska ah ee ka tirsan hoggaamiyeyaasha aqoonta dalka, gacantoodana ay kusoo aflaxeen dad farabadan oo jagooyinka ugu sarsarreeya dalka ka qabtay, waa Professor. Admiral. Faarax Axmed Cumar ‘Faarax Qare’, waxaan hordhignay su’aasha ah habka ugu wanaagsan ee wax loo akhriyo.

Professor-ka waxa uu ka hadlay nuxurka akhriska wanaagsan oo ah mid faham ku dhisan, waxaana hadalkiisii ka mid ahaa:

“Marka ugu horreysa waxaa muhiim ah inaad fahamto nuxurka waxa aad dhiganeyso, cashar kasta mawduuc gaar ah ayuu ka hadlaa, mushikilad goonni ahna wuu xalliyaa, waa inaad fahamto theory-ga casharka ka dambeysa iyo dhibaatada uu daaweynayo, waxaa markaa hubaal ah inaanuu weligaa maskaxdaada ka go’ayn.”

Waxa uu hadalkiisa sii raaciyay: “Dhacdo kasta oo aqooneed waxay leedahay taariikh u gaar ah, goob ay ka dhacday iyo mushkilad bulsho oo ay xallinayso, inaad arrimahaas fahamtaa waxay kaa garab siinayasaa inaadan weligaa illoobin casharka aad akhrineyso.”

Professor-ku waxa uu ku talinayaa in markasta uu ardaygu xoogga saaro maadadiisa takhasuska u ah, kadibna uu akhriyo maaddooyinka kale ee muhiimka u ah noloshiisa si macluumaadkiisa guud uu u xoojiyo, iyadoo aanuu qofku isku dhibayn inuu waxwalba barto.

9-qodob ee akhirska wanaagsan saldhigga u ah

1.Focus – Xoog Saarid

Inaad shay xoogga saarto oo dhoohanaanta iska ilaaliso waa furaha akhriska wanaagsan; maskaxda saafiga ah ee mashquulka kale ka maran ayaa ah tan loo baahan yaahy, wakhtiga ugu habboon waa xilliga h**e ee subixii, waana wakhti ay maskxdaadu saafi tahay.

2. Muhiimadda Maadada u Gaarka ah

Tusaale ahaan; haddii aad baraneyso maaddo suuqgeyn ku saabsan, ku fakar sidii aad maadadaa hadhow ugu fulin lahayd shaqadaada oo aad ugu dabaqi lahayd noloshaada, haddii aad maadada taariikhda ah baraneyso; daawo filim documentary ah oo fahamka taariikhda kaa taageeri kara, xilligan aan joogno way sahlan tahay inaad internet-ka ka hesho.

3. Ha kuu muuqto hadafkaaga waxbarasho

Markaad hadaf gaar ah daba socoto si dhab ah, waxaa xaqiiqo ah inaad maalin un gaareyso; intii aad wax u akhrin lahayd sabab imtixaan, naftaada u diyaari sidii in lagaa doonayo wixii aad fahamtay inaad dad kale u sharraxdo; wadaasi waxay kaa garab siisaa in fikirkaaga aad diyaariso, macluumaad wanaagsanna aad hesho.

4. Akhrinta ka hor diyaargarow samee

Sameyso jadwal akhris ah oo qorshe maalinle ah ku salaysan, qayb kasta, farac kasta iyo maaddo kasta, maxaa yeelay; wakhtigeennu inta badan waa mid furan oo aan jadwal lahayn, waxbadan ayaanana inagaga lumay arrintaas.

5. Maddooyinka adag Ka bilow

Ka bilow maaddooyinka adag si aad u dareento inaad tallaabooyinkii ugu adkaa aad ka gudubtay, inta kuu soo hadha inaad dhameystirtaa way kuu fududaaneysaa.

6. Meel Go’an wax ku akhri

Meel u go’an oo aad wax ku akhriso sameyso, ka fogow goobaha cuntada, telefishinka iyo xitaa mobile-ka, waxaana sii wanaagsan inaad sariirta ka fogaato.

7. Ka fogow waxyaabaha ku mashquulin kara

Sannooyinkii dambe, mobile-llada Smarts-ka ah waxay noqdeen waxa ugu badan ee wakhtiga lumiya, sidaa darteed waxaan ku talineynaa inaad iska fogayso xilliga wax akhriska iyo maalmaha imtixaanka.

8. Qaado cunnooyin caafimaad, jimicsina samee

Ka fogow cunnooyinka baruurtu ku badan tahay xilliga imtixaanka, inta badan caajis ayaa laga qaadaa qofkuna nasasho ayuu u baahdaa, sports-ka samee ugu yaraan 30 daqiiqo maalintii, arrintaasi waxay kaa garab siinaysaa inaad si wanaagsan wax u barato.

9. Isticmaal erayda dhiirrigelinta ah

Halkan kaalinta ugu badan waalidkaa iska leh, waxaa laga rabaa iney ubadkooda dadaalka ku dhiirrigeliyaan kuna taageeraan, erayada niyad-jabka ahna ka ilaaliyaan, laakiin ogow haddii aad cid kale dhiirrigelintaa ka waydo, naftaada adigu ku abaalmarin waxyaabaha wanaagsan ee aad gaarto, naftaadana ku guubaabi, gabayada iyo halhaysyada waxbarasho ee dhiirrigelinta leh, sida ‘Yaraanta wax ku barta wayntaanta waad ku arkaysaan.
By Mohammed aba

Adam wuxu iyimid 2018 wuxu isheegey in muddo 8 sano ah uu raadinayey jaamacad cid ka bixiso ne uusan heysan uuna kamid y...
01/07/2021

Adam wuxu iyimid 2018 wuxu isheegey in muddo 8 sano ah uu raadinayey jaamacad cid ka bixiso ne uusan heysan uuna kamid yahay dadka baahiyaha gaarka ah qaba

Waqtigas maadama aan ku jirey howlaha samafalka ka waxa kaliya aan u awoodey waxay aheed in aan muuqaal ka duubo bulshadane la wadaago, sidii ayaana sameyey

Maalin kadib jaamacadda Somali International University - SIU ayaa ila so xariirtey waxayna isheegen in ay wax waliba iyaga ka caawinayaan sidaas ayeyna minxo waxbarasho iyo shaqo ku siiyeen waxay kalo ka caawiyen wax waliba uu ubaahana inta uu waxbarshada ku jirey maanta ayuu qalin jabiyey hambalyo ayaan leeyahay walaal Aadam Allah aya ku wafajiyey guusha


Ogeeysiis dhamaan facebook hadaad rabto in ogaato password in lsgaa jabsaday oo lagula isticmaalaayo waxaad qortaa GRATU...
10/05/2021

Ogeeysiis dhamaan facebook hadaad rabto in ogaato password in lsgaa jabsaday oo lagula isticmaalaayo waxaad qortaa GRATULA ereygaa hadoow madow noqdo waa hubaan facebook gaaga in lagula isticmaalaayo
Hadow casaan isku bado waa kuu badbaaday mahadsanid

📖Hayaankaan dheer 📖Sahayga u badsadoo 📖Hiigsigiinu ha sareeyoo📖Guushu waa dhankiinee📖Tala saraashada rabbi📖Yaan la mooga...
06/05/2021

📖Hayaankaan dheer
📖Sahayga u badsadoo
📖Hiigsigiinu ha sareeyoo
📖Guushu waa dhankiinee
📖Tala saraashada rabbi
📖Yaan la moogaan.

Guul reera form 4 idin rajeenaa

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00

Telephone

+252619373793

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Younes Guul wadde posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram