Diinle Derma Cosmetic Laser & Venereology Clinic

Diinle Derma Cosmetic Laser  & Venereology Clinic xarunta daryeelka maqaarka, Timaha, Cijiyaha & cudurada ku faafa galmada

  DARYEELKEEDA WAA MUDNAANTEENA KOOWAADDiinle Derma Clinic waxay kuu diyaar u tahay adeegyo casri ah oo lagu daryeelo ma...
07/05/2026

DARYEELKEEDA WAA MUDNAANTEENA KOOWAAD

Diinle Derma Clinic waxay kuu diyaar u tahay adeegyo casri ah oo lagu daryeelo maqaarka, timaha & cidiyaha πŸ’š

βœ… Waji dhaqista (Facial Cleanse)
βœ… Daaweynta finanka wajiga
βœ… Maqaarka qalalan & xasaasiyadda
βœ… Ka hortagga gabowga maqaarka
βœ… Iftiiminta & daryeelka maqaarka
βœ… Adeegyo laser & qalab casri ah

πŸ‘¨β€βš•οΈ Dr. Hassan Nour Diinle
Khabiirka Maqaarka & Timaha

✨ Nadiif β€’ Qurux β€’ Daryeel Casri ah ✨

πŸ“ Madiina Wadajir – Muqdisho
πŸ“ž +252 613 974 997

β˜€οΈπŸŒΏ Subax Wanaagsan πŸŒΏβ˜€οΈWaqtiga ugu fiican ee aad naftaada daryeeli karto waa hadda ✨Bilow maalintaada adigoo siinaya maq...
07/05/2026

β˜€οΈπŸŒΏ Subax Wanaagsan πŸŒΏβ˜€οΈ

Waqtiga ugu fiican ee aad naftaada daryeeli karto waa hadda ✨
Bilow maalintaada adigoo siinaya maqaarkaaga daryeel uu mudan yahay.

πŸ’š Nadiifi maqaarkaaga
πŸ’š Qoyaan sii wajigaaga
πŸ’š Isticmaal daryeel ku habboon maqaarkaaga
πŸ’š Qurux dabiici ah ku bilow maalintaada

✨ Quruxdu waxay ka bilaabataa daryeel wanaagsan.

Ciid mubaarak
19/03/2026

Ciid mubaarak

Xarunta Diinle Derma Clinic waxey idin sameysay qiima dhimis 50% ka faaiideysi wacan
02/03/2026

Xarunta Diinle Derma Clinic waxey idin sameysay qiima dhimis 50% ka faaiideysi wacan

Diinle Derma Clinic waxey idin leeyihiin Afur wanaagsan
01/03/2026

Diinle Derma Clinic waxey idin leeyihiin Afur wanaagsan

23/12/2025
07/11/2025

Waxan kuu diyaarinay facail ugu fiican wajigaada hadii aad u baahan tahay in laguu daryeelo nagu so booqo xarunteena daryeel ka maqaar ka timaha iyo cijiyaha xasaasiyada ee diinle derma clinic Habeen iyo maalin dhaqtar heegan ayuu ku yahay
Dr Hassan Nour Diinle
soo xiriir : ☎️: wa.me/+252613974997 ama call hormuud 0611895299









26/10/2025

Dr Diinle dhaqtar ka maqaar ka timaha,cijiyaha xasaasiyada iyo laser casriga ah ayaa imaaday beydhabo janay kgs wuxuuna ka shaqa bilaaway alkheyraat specialist hospital wuxuuna joogi doonaa mudo kooban 26_31_2025 ka faaideysi wacan

Jummah mubarak #  soo xiriir : ☎️: wa.me/+252613974997 ama call hormuud 0611895299
23/10/2025

Jummah mubarak #

soo xiriir : ☎️: wa.me/+252613974997 ama call hormuud 0611895299









08/10/2025

Ma la dhiban tahay Timo daadasho
Waxan kuu so kor dhinay GFC
Ku so dhawaaw xarunta daryeel ka maqaar ka timaha iyo cijiyaha xasaasiyada ee diinle derma clinic






Address

Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Diinle Derma Cosmetic Laser & Venereology Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Diinle Derma Cosmetic Laser & Venereology Clinic:

Share

Category