Drs kamas osman

Pre eclampsia and Eclampsia sign , management.
15/07/2025

Pre eclampsia and Eclampsia sign , management.

Education is the key of life
14/04/2025

Education is the key of life

Si kasto uu wanagsan tahay qofba qisadisa nolosha bal xun uga jirta
10/09/2024

Si kasto uu wanagsan tahay qofba qisadisa nolosha bal xun uga jirta

07/06/2024

Maanta 7/6/2022 oo kale waa malintaa aan waayay aabehey mcn, waa maalintii addunka igu xanuunka badaneyda ebid,igu murug badaneyda, lkn alxamdullahi waan ku qanacsanahay qadarta Alle,
Waxaan alle ugu baryaa aabehey inuu qabriga waa siciyow, danbigiisa dhaafo aamin Yaa rabi

Igu soo duceyo asxbteyda aabehey mcn 😭😭

09/04/2024

Eid Mubarak dhamaan Muslim meel walbo joogan,
Eid Mubarak kula caam wa antum bil kheyr

03/02/2024

Waxaan maqalaa wax aan dhagah u rooneen, qalbiyeeda u rooneen, indhaha u rooneen.
Ragoow xeerkaan mahan xeerka rage somaliyeed 😭😭😭😭😭😭

12/01/2024

Waxaa adiga tahay ayaa tahay 💯💯✍️💯

07/12/2023

Duni waxaan jooga aqoon yahankeeda aan daryeel helin.
✍️✍️✍️✍️✍️
📖📖📖📖📖

02/12/2023

Markaad leedahey riyooyin badan kalinimada ayaa fiican sababto ah uma baahnid mashquul kale .

🙏📞😭🥲🙋😉

25/11/2023

Xikmada

Rabbi raali galin buu rabaa.
Aduunyadan samir beey rabtaaa.
Aakhiran sahay beey rabtaaa.
Janadu camal beey rabtaaa.
Salaadduna sixid beey rabtaaa.
Jaceylkuna kalsooni buu rabaa 👌.

Hambalyo hambalyo hambalyo dhaman 21 November day of teachers. macalimiinta somaliyeed meel walbo aad dunida joogtaan.Mh...
21/11/2023

Hambalyo hambalyo hambalyo dhaman 21 November day of teachers. macalimiinta somaliyeed meel walbo aad dunida joogtaan.
Mhdsanid dhaman macalimiinta.

Jooji inaad is bar bar dhigto qof kale.Kaliya waxaad u joogta meerahan inaad noqoto,  ma aha ku dayasha qof kale.Safarka...
16/11/2023

Jooji inaad is bar bar dhigto qof kale.
Kaliya waxaad u joogta meerahan inaad noqoto, ma aha ku dayasha qof kale.
Safarkaaga nololeed waxa uu ku saabsan yahay inaad wax ka barato qofka aad tahay 💯 iyo buuxinta sida ugu saraysa ee runta ah ee naftada bini aadam ahaan.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Drs kamas osman posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Drs kamas osman:

Share