Nasrullah Medical & Lab

Nasrullah Medical & Lab adunyadu wa Safar Aan Sadkeeda idlayn. si kastabo Sidee noqad alla ogee. hadbo waxan Sidana Rabow Sa Nasrullah medical and lab Technical welcome

Nystatin drop oral Suspension Jordan 🇯🇴
05/01/2025

Nystatin drop oral Suspension Jordan 🇯🇴

10/10/2024
Panudol Extra caplet
16/09/2024

Panudol Extra caplet

Mosquito cream
18/06/2024

Mosquito cream

Cough
29/04/2024

Cough

09/03/2024

Daawashada Caruurta ee dhalada

07/03/2024

4 disease and infected Parts of The body

03/03/2024

It's !

There are a lot of myths around ear care.
Make sure you know the FACTS to take good care of your ears!

Dhacdo xanuun badan oo ku gabagabowday guul.Anigoo gurigayga u soo hoyday abaarihii 21:20 ayaa waxaa si degdeg la iiga s...
02/03/2024

Dhacdo xanuun badan oo ku gabagabowday guul.

Anigoo gurigayga u soo hoyday abaarihii 21:20 ayaa waxaa si degdeg la iiga soo wacay Isbitaalka ayagoo ii sheegay ilmo yar oo xaalad halis ah ku jira ,waxna soo liqay oo ay neeftu dhibayso ,waxaana la ii soo diray ambulanza oo isla daqiiqadihii guriga iigu timid maadaama meel aan ka dheerayn Isbitaalka aan deganahay, si uusan waqti iiga dhumin waxaan halhaleel u gashaday khamiis meel agtayda ah surnaa,intii aan ambulance saarnaa waxaa igu soo Noqnoqday taleefon-ka shaqaalaha caafimaadka ee gargaarka degdega ah anigoo u sheegay in aan soo dhawahay,baabuurka gargaarga degdega waxaa u shidnaa dhawaaqa iyo nalalka casaanka ah ,hadaba wadihii baabuurku wuxuu ku khasbanaaday in uu fayl galo ayadoo aan la tixgalin ,xaalada deddega ah ee aan u soconay ,hadaba waxaan ku khasbanaaday in aan cagtayda maalo oo anoo ordaya aan Isbitaalka imaado oo si haleel ah u gudo galo hawshii badbaadinta ilmaha yar oo 2 sano jirka ah .

Hadaba akhistow bal qiyaas hadii uu ilmahaaga ahaan lahaa.

Yay ka saarantahay masuuliyad oo arintaan wax ka qaban kara????

Hadaba akhristow iga gaarsiiya dadka masuulka ah arintaan ee wax ka qaban kara.

Xigasha Shaafi hospital

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nasrullah Medical & Lab posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Nasrullah Medical & Lab:

Share