Dr Karam

Dr Karam Cilmiga caafimaadka iyo arimaha la xariira

23/02/2024

Juma kareeem 💚.

Cilmiga caafimaadka iyo arimaha la xariira

22/02/2024
03/03/2022

Aqbal bogaadin iyo
dhaleceyn intaba. waayo ubaxa roob iyo qorraxda isku si ayuu ugu baahanyahay.

Aragtida dadka kale mawada xuma ee aqbal midka waxtarka ku leh.

18/01/2022

Talo qiima leh

12/01/2022

Caafimadka ayay ka mid tahay in 8 saacadood hurudo 24 saacba.

08/01/2022

Faa'iidooyinka jimicsiga la joogteeyo 🏃🏿‍♂️🏃🏿‍♂️🏃🏿‍♂️.

🏃🏿‍♂️Jimicsigu waxa uu caawiyaa in la xakameeyo
miisaanka kana hortagga qofka inuu koro
miisaan xad dhaaf ah.

🏃🏿‍♂️Jimicsigu wuxuu ka caawiya qofka ka hortaga cudurada aadanaha u nugul yahay.

🏃🏿‍♂️Jimicsigu waxa ka qeyb qaata in qofka firfriconida maskax ahaan iyo fikir wanaaga.

🏃🏿‍♂️Jimicsigu kor u qaado tamarta si qofka u qabsado howl maalmeedkiisa asago dhiiran.

08/01/2022

Dhiig yarida:
yaraanta macdanta(Iron Deficiency Anemia) waa nooca ugu badan ee dhiig-yaraan badanaa waxa ay ka dhalataa dheelltir xumada macdanta ee jirka waqti dheer.

Afar arrimood oo waaweyn oo gacan ka geysta:

1. Qaadashada macdanta birta oo aan ku filnayn
2. nuugista ama dhuuqista birta oo yaraatay
3. Baahida birta oo korodhay iyo
4. Luminta birta oo korodhay

05/01/2022

The priorities in broad complex arrhythmias associated with TCA overdose are airway management, oxygenation, ventilation and correction of metabolic disorder-give IV bicarbonate, but avoid antiarrythmic drugs.

03/01/2022

Qodobbada cadadiska dhiiga oo Kooban.

■ Dhiig-karka waxaa lagu qeexaa inuu yahay cadaadis dhiig oo joogto ah ≥140/90

■ Heer kasta oo dhiig-karka ayaa lala xiriiriyaa khatarta sii kordheysa ee cudurrada wadnaha iyo xididdada

■ Dhiig-karka ayaa weli ah cudur calaamadu la’an aha kara muddo dheer

■ Bukaanno badan oo qaba dhiig-karka ayaan ka warqabin cudurkooda

■ Bukaanno badan oo qaba dhiig-karka ayaa ah kuwa aan u hoggaansamin daawooyinka sidaas darteed si fiican looma xakameeyo

■ Cadaadiska dhiigga ee sarreeya lama daweyn karo, kaliya waa la xakameyn karaa

■ saameynteedana waa laga hortagi karaa ama waa la dhimi karaa- haddii la daweeyo oo goor h**e la xakameeyo.

Dryonis Yusuf horay u wad howsha aad umada u heyso
01/01/2022

Dryonis Yusuf horay u wad howsha aad umada u heyso

Doctor-kan waxaa lagu magacabaa Yoonis waxa uu si bilaash ah ugu shaqa galaa Hospital ka Banaadir si uu u caawiyo caruurta ay dhaleen danyarta.

Waa Doctor ku taqasusay cudarada ccaruurta wuxuu diyaar u yahay in uu caawiyo bulshada danta yar ee aan awoodin in qarashaad badan ku bixiyaan ilmahooda dhiban .

Dalka wuxuu u baahan yahay kuwa badan oo sidan oo kale dan yarta ugu shaqeyo.

Zakariye Timacadde

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Karam posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram