27/03/2026
𝗢𝗴𝗲𝗲𝘀𝗶𝗶𝘀 𝗢𝗴𝗲𝗲𝘀𝗶𝗶𝘀 𝗢𝗴𝗲𝗲𝘀𝗶𝗶𝘀
Waxaa la ogeeysinayaa dhamaan bahda jacel barashada cilmiga Caafimaadka in uu Machadka 𝗔𝗹 𝗛𝗮𝘆𝗮𝘁 𝗺𝗲𝗱𝗶𝗰𝗮𝗹 𝗰𝗼𝗹𝗹𝗲𝗴𝗲 uu bilaabi doono barshada maadooyinka Caafimaadka.
1 .Waxbarashada machadka waa lacag la'aan.
2 .Mudada waxbarashadu waa bilo kooban.
3 .Habka waxbarashada machadka waa online.
4 .Cashirada waa maqal iyo muuqaal.
5 .Cashirada waxaa lagu qaadanayaa whatsAppka ama Telegram
6 .Is diwaan galinta ardayga 𝐖𝐚𝐚 7 𝐝𝐨𝐥𝐥𝐚𝐫.
8 .Machadka waxa uu bixiyaa shahaado diploma.
9.Hadii aad maado iska diwaangaliso 𝗘𝗻𝗴𝗹𝗶𝘀𝗵 bilaasha ah ayaa helaysaa.
Maadoyinkaka lagubaran doono machadka waa kuwaan hoos ku xusan.
1 𝙋𝙃𝘼𝙍𝙈𝘼𝘾𝙊𝙇𝙊𝙂𝙔 4BILOOD DIPLOMA
2 𝙉𝙐𝙏𝙍𝙄𝙏𝙄𝙊𝙉 3BILOOD DIPLOMA
3. 𝗡𝗨𝗥𝗦𝗜𝗡𝗚. 4BILOOD DIPLOMA
4. 𝗟𝗔𝗕O𝗥𝗔𝗧𝗢𝗥Y 3BILOOD DIPLOMA
5. 𝐏𝐮𝐛𝐥𝐢𝐜 𝐇𝐞𝐚𝐥𝐭𝐡 4BILOOD DIPLOMA
6. 𝗣𝗮𝗲𝗱𝗶𝗮𝘁𝗿𝗶𝗰 6BILOOD DIPLOMA
7. 𝗖𝗹𝗶𝗻𝗶𝗰𝗮𝗹 𝗦𝗰𝗶𝗲𝗻𝗰𝗲. 6BILOOD DIPLOMA
𝐗𝐢𝐥𝐢𝐠𝐚 𝐥𝐚 𝐛𝐢𝐥𝐚𝐚𝐛𝐚𝐲𝐨 𝐰𝐚𝐚 28/𝟎𝟑/𝟐𝟎𝟐𝟔
Si aad isku diwaan galisid nagala so xeriir 𝗪𝗵𝗮𝘁𝘀𝗮𝗽𝗽 0615387091
La wadaag asxaabtaada
Like ta iyo share tuna waa muhiim.