PRIME Pharma Somalia

PRIME Pharma Somalia Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from PRIME Pharma Somalia, Pharmacy / Drugstore, Mogadishu.

Prime phramcy,waa shirkada ugu weyn ee somalia,keenta dhamaan noocyada daawo ku sabsa.waxaan la macaamilnaa isbitaalada waawayn ilaa kuwa ugu yar ee kajira tuulooyinka wadanka oo dhan ama ha ahaado phramacy xafad.qiimo iyo tayo ba wa hadaf kena kowad.

19/03/2026

Eid wanaagsan Dhammaan macaamiisheena ,Ummada Soomaaliyeed Waxaan idiin rajeyneynaa farxada Eidul fitri.

18/03/2026

Prime Pharma โ€” goob ay kuugu idil yihiin daawooyin tayo leh oo la hubiyey.
๐Ÿ“ž La xiriir: 653299 | 605549 | 658507

Ka hel daawooyin la hubiyay tayadooda (Quality Control) oo ku habboon farmashiyeyaasha iyo xarumaha caafimaadka.๐Ÿ“ Prime ...
17/03/2026

Ka hel daawooyin la hubiyay tayadooda (Quality Control) oo ku habboon farmashiyeyaasha iyo xarumaha caafimaadka.
๐Ÿ“ Prime Pharma โ€“ Suuqa Bakaaro
๐Ÿ“ž 653299 | 605549 | 658507

Waxaan keenay daawooyin cusub oo ay ka faaโ€™iideysan karaan dhammaan macaamiisheena, gaar ahaan farmashiyeyaasha iyo xaru...
16/03/2026

Waxaan keenay daawooyin cusub oo ay ka faaโ€™iideysan karaan dhammaan macaamiisheena, gaar ahaan farmashiyeyaasha iyo xarumaha caafimaadka ee u baahan daawooyin tayo leh oo cusub.

๐Ÿ’Š Daawo kasta oo aan keeno waxay soo martaa hubin tayo adag (Quality Control) si loo hubiyo badqabka iyo waxtarka bukaannada.

๐Ÿ›ก๏ธ Dooro Badqab. Dooro Prime Pharma.
๐Ÿ“ Nagu soo booqo: Suuqa Bakaaro
๐Ÿ“ž 653299 | 605549 | 658507

Prime Pharma waxa aad ka heli kartaan daawooyin tayo sare leh  sida kuwaan oo kale oo la isku halayn karo, ๐ŸŽฏ Ujeeddadeen...
14/03/2026

Prime Pharma waxa aad ka heli kartaan daawooyin tayo sare leh sida kuwaan oo kale oo la isku halayn karo,
๐ŸŽฏ Ujeeddadeennu waa in bulshada Soomaaliyeed ay helaan daawooyin tayo sare leh.
๐Ÿ“ Bakaaro Market, Mogadishu โ€“ Somalia
๐Ÿ“ž 653299 | 605549 | 658507
๐ŸŒ www.primepharma.so

Jumca Wanaagsan
13/03/2026

Jumca Wanaagsan

Haddii aad raadinayso vitamins iyo supplements la isku halayn karo,Prime Pharma waa meesha saxda ah.Waxaan bixinaa daawo...
12/03/2026

Haddii aad raadinayso vitamins iyo supplements la isku halayn karo,
Prime Pharma waa meesha saxda ah.

Waxaan bixinaa daawooyin iyo supplements tayo sare leh oo ka yimaada shirkado caalami ah si loo taageero caafimaadkaaga, tamartaada, iyo quruxda jidhkaaga.

๐Ÿ“ Prime Pharma โ€“ Bakaaro, Muqdisho
๐Ÿ“ž Nala soo xiriir: 653299 | 605549 | 658507

Daawooyinka qaar waa muhiim in aadan qaadan adoon kala tashan dhakhtar ama qof aqoon durugsan u leh daawooyinka, sababto...
11/03/2026

Daawooyinka qaar waa muhiim in aadan qaadan adoon kala tashan dhakhtar ama qof aqoon durugsan u leh daawooyinka, sababtoo ah isticmaalka khaldan wuxuu sababi karaa dhibaatooyin caafimaad.

Had iyo jeer hubi talo caafimaad ka hor intaadan qaadan daawoyinka qaar

Prime Pharma waxaad ka helaysaa supplements la hubiyay iyo daawooyin tayo sare leh oo kaa caawinaya ilaalinta caafimaadk...
10/03/2026

Prime Pharma waxaad ka helaysaa supplements la hubiyay iyo daawooyin tayo sare leh oo kaa caawinaya ilaalinta caafimaadkaaga iyo tamartaada maalinlaha ah.

๐Ÿ“ Booqo: Prime Pharma โ€“ Bakaaro, Muqdisho
๐Ÿ“ž Nala soo xiriir: 653299 | 605549 | 658507

Inta u dhaxaysa Iftaar iyo Suxuur, waa muhiim inaad cabto biyo ku filan si jirkaagu u helo fuuq-celin wanaagsan. Biyaha ...
09/03/2026

Inta u dhaxaysa Iftaar iyo Suxuur, waa muhiim inaad cabto biyo ku filan si jirkaagu u helo fuuq-celin wanaagsan. Biyaha waxay ka caawiyaan jirka:
โ€ข Ka hortagga fuuqbaxa
โ€ข Hagaajinta dheef-shiidka
โ€ข Kordhinta tamarta maalinta xigta

Ma ogtahay? Jirka biniโ€™aadamka wuxuu u baahan yahay 13 vitamins si uu u shaqeeyo si caafimaad leh. ๐Ÿ’ŠKa hel vitamins tayo...
07/03/2026

Ma ogtahay?
Jirka biniโ€™aadamka wuxuu u baahan yahay 13 vitamins si uu u shaqeeyo si caafimaad leh. ๐Ÿ’Š
Ka hel vitamins tayo leh Prime Pharma.

Dalbo hadda ama booqo dukaankeena dhexe

๐Ÿ“ Suuqa Bakaaro, Muqdisho โ€“ Somalia
๐Ÿ“ž 653299 | 605549 | 658507

Address

Mogadishu
00500

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when PRIME Pharma Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram