Nutri Care Center

Nutri Care Center Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Nutri Care Center, Nutritionist, Mogadishu.

Nutrition counseling and weight management Center/ Xarunta la Talinta Nafaqada iyo Maareynta Miisaan ka/ ugu imaw Aqoon heerkeeda sareeyo iyo Dhaqatiir Cilmiga Nafqada khibrad sare uleh����

29/06/2025

Moringa oleifera waa geed leh antioksidanter iyo ka hortagga bararka. Sidoo kale waxaa loo yaqaanaa geedka durbaanka, geedka mucjisada, geedka saliidda ama geedka malayga, dadku waxay isticmaali jireen moringa qarniyo badan sababo la xiriira faa'iidooyinka caafimaad ee uu leeyahay.

Markaad sheyga Caafimaad ahaantiisa barato Daawadiisana waad heleysa, Geedkaani waa mid fac weyn oo Caafimaad qeybo badan ka qaata waxana laga sameeya dawooyin inta badan loo isticmaalo Wadanaha, Maadama uu ka koobanyahahay madama Potassium.

Ku dadaal Caafimaad kaga isaga ayaa kuu muhimsa

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 13:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252615217686

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nutri Care Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Nutri Care Center:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category