Al Ihsan Eye hospital

Al Ihsan Eye hospital we are assuring you all the commitment and care about your health

Juma MubarikAan badino saliga   scw iyo Akhrinta Surat
09/05/2025

Juma Mubarik
Aan badino saliga scw iyo Akhrinta Surat

اللهم صلي عليه وسلم تسليما
02/05/2025

اللهم صلي عليه وسلم تسليما

 Xalay waxaa Muqdisho lagu qabtay munaasabad lagu daah furayey qalliimada shabakadda aragga (Vitreoretinal Surgery) taas...
19/04/2025


Xalay waxaa Muqdisho lagu qabtay munaasabad lagu daah furayey qalliimada shabakadda aragga (Vitreoretinal Surgery) taasoo ay ka soo qayb galeen maamulka Isbitaalka Al-Ihsaan, dhakhaatiirta indhaha, ururka dhakhaatiirta Soomaaliya iyo culumaa‘ udiin caan ah.
Munaasabaddan ayaa astaan u ah horumarka la taaban karo ee dhanka adeegyada casriga ah ee qalliinka indhaha ah Soomaaliya , taasoo muujinaysa in dalka gudihiisa lagu fulin karo daaweyn tayo sare isla markaana yareynaysa baahida loo qabo in bukaanadu dalka dibaddiisa u aadaan.
Waa markii ugu horreysay oo gudaha dalka Soomaaliya laga hirgelinayo qalliinnada shabakadda aragga, kuwaas oo si rasmi ah looga fulin doono Isbitaalka Takhasusiga ah ee Al-Ihsaan, taasoo ah tallaabo weyn oo lagu horumarinayo adeegyada caafimaadka indhaha ee gudaha Soomaaliya.
Waa tallaabo weyn oo muujineysa in Soomaaliya ay u socoto jihada saxda ah ee dhanka caafimaadka indhaha, iyadoo la hirgelinayo adeegyo qalliimo casri ah oo bulshada wax weyn ka tari doona.

Xarunta wayn ee   specialist Hospital waxa ka bilowday qaliimada shabakada dambe ee araga (Vitreoretinal surgeries).Hada...
14/04/2025

Xarunta wayn ee specialist Hospital waxa ka bilowday qaliimada shabakada dambe ee araga (Vitreoretinal surgeries).

Hadaba dhib la dhiba xanuunada qaybta dambe ee araga ama ay aragooda ay saameeyen xanuunka macaanka iyo dhiig krka hala xidhiidhan cusbitaalka alixsaan.

Ogaysiis Ogaysis Dr. Shiine oo ku takhasusay daawaynta cudurada indhaha iyo qaliimadooda waxa uu shaqada dib ugu bilaaba...
31/03/2025

Ogaysiis Ogaysis
Dr. Shiine oo ku takhasusay daawaynta cudurada indhaha iyo qaliimadooda waxa uu shaqada dib ugu bilaabayaa xarunta wayn Al-Ihsan Specialist Hospital 31/03/2025.

Isdiwaan galintu waxay ka socotaa xarunta Kpp Degmada Hodan fadlan h**e u gaadh.

EID Mubarak 🎆🌙 عید مبارکDhamaan bahda Al Ihsan iyo bulshada soomaaliyeed ciid wanaagsan, acmaasha wanaagsana Allha inaga...
30/03/2025

EID Mubarak 🎆🌙 عید مبارک

Dhamaan bahda Al Ihsan iyo bulshada soomaaliyeed ciid wanaagsan, acmaasha wanaagsana Allha inaga aqbalo

   Daaween iyo baaritaan dhamaystiran ugu imow Isbitaalka Al-Ihsan Eye Hospital, Mogadishu.
28/03/2025


Daaween iyo baaritaan dhamaystiran ugu imow Isbitaalka Al-Ihsan Eye Hospital, Mogadishu.

اللهم اتنا في الدنيا حسنة وفي الاخرة حسنة وقنا عداب النار
25/03/2025

اللهم اتنا في الدنيا حسنة وفي الاخرة حسنة وقنا عداب النار

Malinta Kilyaha aduunka
13/03/2025

Malinta Kilyaha aduunka

  kareem
01/03/2025

kareem

24/02/2025

Dhibaatada hurda la'anta ay ku keeni Aragtida iyo saamenta mobilada, Tv ku yeeshaan indhaha.

Address

Mogadishu_Somalia
Mogadishu

Telephone

+252618013181

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Ihsan Eye hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Al Ihsan Eye hospital:

Share