13/02/2026
Jimco Mubarak Saxibayal
Waa jimcohii ugu dambeyey ee bishaan Shacbaan.
Rabbi Nabad iyo caafimad ha nagu gaarsiiyo.Ilaahay ha inaga dhigo kuwii ka faaideysta bishan barakeysan ee qiimaha badan I.a