Slimorywe

Slimorywe Show

Macalin Zidane oo iska diiday in uu leeliyo seddex wadan oo kala ah🇧🇷 Brazil 🇵🇹 Portugal iyo🇺🇸 Marekanka
08/01/2023

Macalin Zidane oo iska diiday in uu leeliyo seddex wadan oo kala ah
🇧🇷 Brazil
🇵🇹 Portugal iyo
🇺🇸 Marekanka

RASMI! Kooxda Al-Nassr ayaa soo afjartay qandaraaskii Vincent Aboubakar si uu boos uga helo Cristiano Ronaldo oo ka mid ...
08/01/2023

RASMI! Kooxda Al-Nassr ayaa soo afjartay qandaraaskii Vincent Aboubakar si uu boos uga helo Cristiano Ronaldo oo ka mid ah ciyaartoyda ajnabiga ah ee wadanka Saudi Arabia ka ciyaarta.

Gianluca Vialli oo 58 jir ahaa ayaa geeriyooday, laacib kii h**e Chelsea iyo xulka qaranka Italy.
06/01/2023

Gianluca Vialli oo 58 jir ahaa ayaa geeriyooday, laacib kii h**e Chelsea iyo xulka qaranka Italy.

Rasmi: kooxda Bayern Munich ayaa ku dhawaaqday in ay laheshiisay daficii h**e ee kooxaha Ajax iyo Manchester United ee D...
05/01/2023

Rasmi: kooxda Bayern Munich ayaa ku dhawaaqday in ay laheshiisay daficii h**e ee kooxaha Ajax iyo Manchester United ee Daley Blind 6 da bil ka dhiman xili ciyaareedkan ayuu u ciyaari doona, waxa ayna kula soo wareegtay heshiiska horta ah.

Ronaldo JR oo Real Madrid ku biiray
03/01/2023

Ronaldo JR oo Real Madrid ku biiray

Rasmi: Kooxda Milan ayaa ku dhawaaqday in ay lasoo wareegeen goolhayaha wadanka Colombia Devis Vásquez.Goolhayahan ayaa ...
03/01/2023

Rasmi: Kooxda Milan ayaa ku dhawaaqday in ay lasoo wareegeen goolhayaha wadanka Colombia Devis Vásquez.

Goolhayahan ayaa saxiixay qandaraas ilaa 30 June 2026 ka.

Dhaxdii ugu adkeed Ingiriiska
03/01/2023

Dhaxdii ugu adkeed Ingiriiska

Xariifkii weynaa oo caafimaadka u maray kooxdiisa cusub ee AL Nassr.
03/01/2023

Xariifkii weynaa oo caafimaadka u maray kooxdiisa cusub ee AL Nassr.

Liverpool oo Waqtiga ku xun yahay
02/01/2023

Liverpool oo Waqtiga ku xun yahay

Kooxda Arsenal ayaa dalab labaad oo dhan €70m u gudbisay Shakhtar si ay u hesho Mykhaylo Mudryk.Gunners ayaa ku kalsoon ...
02/01/2023

Kooxda Arsenal ayaa dalab labaad oo dhan €70m u gudbisay Shakhtar si ay u hesho Mykhaylo Mudryk.

Gunners ayaa ku kalsoon in heshiis la samayn karo.

(Xigasho: CBS Sports Golazo)

Arsenal waa kooxda kaliya ee Premier League ka ciyaarta oo ciyaartoydeeda safka h**e ay celceliskooda gaaraya 23 sano ji...
02/01/2023

Arsenal waa kooxda kaliya ee Premier League ka ciyaarta oo ciyaartoydeeda safka h**e ay celceliskooda gaaraya 23 sano jir kaliya.

Address

Maka AL Mukarama
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Slimorywe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram