17/05/2026
Afro Healthcare Company waxay raadinaysaa xirfadle Sales and Marketting ah oo buuxin doona boos shaqo oo Full Time ah.
✅ DOORKA & MAS’UULIYADDA:
1. Suuqgeynta iyo Iibinta daawada si loo gaaro himilooyinka iibka shirkada.
2. Samaynta xiriir wanaagsan oo lala yeesho xirfadlayaasha caafimaadka.
3. Qorshaynta iyo fulinta ololaha suuqgeynta shirkada ee baraha bulshada.
4. Lasocoshada suuqa si loo ogaado isbeddellada iyo baahiyaha macaamiisha.
5. Diyaarinta bandhigyada, wacyigelinta caafimaadka, iyo tababarka bixiyeyaasha caafimaadka.
6. Diyaarinta kaydka xogta macaamiisha, soo gudbinta warbixinnada iibka, iyo hubinta in dhammaan waxqabadyada suuqeyntu ay u hoggaansamaan shuruucda daawada.
🎯 SHURUUDAHA LOOGA BAAHANYAHAY:
1. Inu leeyahay Khibrad iyo Waayo aragnimo shaqo oo dhan 2 sano ugu yaraan.
2. Inu haysto Shahaado Jaamacadeed oo ah Daawada Ama Cilmiga Caafimaadka
3. Heysashada shahaadada MBA ama dibloomada suuqeynta waa faa’iido dheeri ah
4. Inu yaqaano xirfadda adeegsiga Computer-ka (Ms Office Excel, Word & PowerPoint).
5. Inu leeyahay karti, Hawl-karnimo iyo dhexgalka bulshada.
Nooca Shaqada: Full time
Goobta Shaqada: Mogadishu -Somalia
Saacadaha Shaqada: Sabti ilaa Khamiis, 8:00 AM to 4:00 PM.
SI AAD U CODSATID FADLAN BUUXI GOOGLE FORMKA ONLINE-KA AH, KUNA SOO GUDBI CV-GAADA EMAILKAAN: afrohealthcareco@gmail.com
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSf4331URQusHWcyPVBKgqLxKUlrM7KjpcpquvYyb3WfivFPcg/viewform?usp=sharing&ouid=114453332856006040568
Wixii faahfaahin dheeri ah kala xidhiidh : 691707 ama 610444226
Deadline: May 26, 2026