23/12/2025
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Ardayda ka qalin jabisay machadka culuumta caafimaadka ee Aqoon Bile magaalada Galkacyo
Waxaa joogtaan bilowga jaranjarta culuumta caafimaadka waxa idiin rajaynayaa inaad halkaas kasii wadaan waxbarashada.
Maamumulka iyo macalimiinta Aqoon bile shaqo wacan baa bulshada uheesaan Allah idiin fududeeyo.