19/12/2023
Faa'iidooyinka caafimaad ee laga helo ๐๐๐๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐ก๐.
Baamiyahu waxaa ku jiro qaybaha kala duwan ee nafaqada wuxu qani ku yahay fiitamiinada sida: Vitamin K, Vitamin C, Thiamine (B1) Folate (B9), sidoo kale waxaa ku jira macdanta sida : Magnesium, Phosphorus Calcium iyo Zinc
1. Wuxuu xoojiyaa lafaha : waxaa ku jiro fitamiin k oo ka qayb qaato samaysanka lafaha isagoo si kiimikaal ah (chemical) u gaabeeyo ama u aktiif (active) gareeyo borotiinada ka qayb qaato dhisida lafaha sida (osteocalcin) sido kale waxa kujiro calcium iyo Phosphorus.
2. wuxu ufiicanyahay dadka qabo xanuunka sonkorowga : war bixino caafimaad aya sheegayo inu yareeyo xawaaraha sonkorta looga soo nuugo dheef-shiidka (low Glycemic Index) taasina ay saacidayso in sonkorta dhiigga aysan aad ukicin .
3. caafimaadka hooyada uurka leh : baamiyaha waxaa ku jiro fitaamiinka Folate (folic acid) oo ka hortago caafimaaddaro ku timaado ilmaha uurka kujiro muhiimna u ah hooyo walboo uur leh inay qaadato fiitaminkan .
4. baabmiyaha waxa u wanaagsan yahay arag oo waxaa ku badan vitamin A.
5. Baamiyaha waxa uu ka hortaga calool fadhiga maxaa yeelay waxaa kujira Fiber lagu magacaabo Mucilaginous.
6. wuxuu kor uqaadaa difaaca jirka : wuxu qani kuyahay vitamin C oo ka qayb in waxyaalaha sunta jirka laga saaro.
7. sidoo kale waxa uu yareyaa Kalestrol-ka ama dufunka dhiiga.
8. Baamiyuhu wuxuu dhowraa caafimaadka Haraga (Maqaarka) iyo
faaidooyinka le oo badan oo aan qoraalka aan ku soo koobi karin
๐๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฒ-๐ฑ๐ต๐ฒ๐ต oo gaarsii asxaabtada, si ay uga faaideystaan.
Mahadsanid