29/08/2022
1. Marka qof loo dhiibo warqad cad iyo qalin lana dhaho meeshaan wax ku qor, inta badan dadku waxay qoraan magacooda oo saddexan
2. Hadii aad aragto qof waxyar xitaa isaga qoslaya ogow qofkaas waa qof stress haayo sababtoo ah marka qofka uusan stress qabin waxyaabaha yaryar farxad k**a raadiyo
3. Dadka dhagaysta codkooda marka ay dadka kale cod u duubaan waa dad qorshooyin badan sameeya hadana qorshe kasta ay sameeyaan qabya uga taga
4. Marka qofka aad la hadlayso isticmaal magaciisa oo saddexan, inta badan dadku tixgalin gaar ah ayay siiyaan qofka ugu yeera magacooda oo sadexan
5. Qoysaska kala taga 90% boqolkiiba kuma kala tagaan dhaqaalo yari waxay ku kala tagaan waqti yari. Dumarku hantiile aan waqti siin waxay ka jecel yihiin mid fakhri ah oo waqti la qaata. Gabadhu baahi way u adkaysan kartaa hadiiba mar kasta iyada waqti lala qaadanayo