
02/07/2024
Alxmdulillah🙏🥰
5sano kdib wxa manta aad ugu faraxsanhy guusha
aan gaarnay ee heerka 1aad ee waxbarashada🎓💯
Waxa farxad gaar ii ah ina ka mid noqonay ardeydii ugu h**eysey ee baratey misana ka qalin jabisey kuliyada
wxaana aad ugu faraxsnhy doorashada kuliyadaan aan doortey oo markii ugu h**eysey laga hirgeliyey Wadankeygi hooyo
Wxan halkan ugu mahadcelinaya jaamacadeydi io macaliminteydi 👏🇹🇷🥰
Wxaana rajeynayaa cilmiga aan baranay in aan dadkayga io wadankayga wax ugu qabto aanku intifaaco😍
Waxa kalo halkaan uga mahadcelinayaa
Hooyo mcan guushan manta gaarey adiga ayaa sabab u ah oo dhaxda ino xertay la.aanta waxba ma hirgaleen THANK YOU DEAR MOM ❤
Hampalyo Dhamaan ardeydii aan isku jaamacada aheyn congratulations 🎊 👏 WE DID IT🎓🎓
THANK Y'ALL 💯🎓❤