Dr:Abdukadir Ibrahim Ya'Kub

Dr:Abdukadir Ibrahim Ya'Kub Allow Umuurahena Ino Sahal Insha allaaah keep going All Muslims

Permanently closed.
Caabuqa Ku Dhaca Xubinta Taranka Ee Dumarka (VAGINITIS)๐—ฉ๐—ฎ๐—ด๐—ถ๐—ป๐—ถ๐˜๐˜€: waa caabuq ku dhaca xubinta taranka ee dumarka (ferjiga...
02/08/2021

Caabuqa Ku Dhaca Xubinta Taranka Ee Dumarka (VAGINITIS)

๐—ฉ๐—ฎ๐—ด๐—ถ๐—ป๐—ถ๐˜๐˜€: waa caabuq ku dhaca xubinta taranka ee dumarka (ferjiga) wuxuuna keenaa dheecaan Cancun ,iyo xanuun.

๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฏ๐—ผ?

Waxaa sababa isbedel kuyimaada bacteria xubinta taranka dumarka (ferjiga) caabuq,
yaraanshaha hormonka estrogen xilliga dhalmadayska kadib iyo khal khalka ku dhaca jirka.

๐—–๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐˜‚๐—พ๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ ๐—™๐—ฒ๐—ฟ๐—ท๐—ถ๐—ด๐—ฎ

isbedel kuyimaada dheecanka ka yimaada farjiga sida ur iyo midabkoo doorsooma.
cuncun iyo xajiin xanuun yimaada xiliga galmada. xunuun badan oo yimaada xiliga kaadida.

๐—ค๐—ฎ๐˜†๐—ฏ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐˜‚๐—พ๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ ๐—™๐—ฒ๐—ฟ๐—ท๐—ถ๐—ด๐—ฎ

๐—•๐—ฎ๐—ฐ๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐—ฎ ๐—ฉ๐—ฎ๐—ด๐—ถ๐—ป๐—ถ๐˜๐˜€: waa xaalad isbedel ku dhaco bacteria laga helo vaginaha ama ay badato tirada bakteeriya , caadi ahaan bacteria laga helo farjiga waxaa ladhehaa (lactobacilli ) sidoo kale color dheecan ka ferjiga waxuu u ekaanaya Cadaan xigeen urtiisuna waxay u urtaa sidii shidaalkii oo kale .

๐—ฌ๐—ฒ๐—ฎ๐˜€๐˜ ๐—œ๐—ป๐—ณ๐—ฒ๐—ฐ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป: inta badan waxaa sababa fanguska loo yaqaano Candida albicans calaamadihiisa waxaa kamid ah cuncun waxuu u ekaadaa mid adag oo dheecaan kayimaado.

๐—ง๐—ฟ๐—ถ๐—ฐ๐—ต๐—ผ๐—บ๐—ผ๐—ป๐—ถ๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐˜€: waa noole gooriyaan ah oo kunool xubinta taranka Waxaan lagu magacabaa trichomoniasis midabka dheecanka ka imanaya farjiga waxuu u ekaadaa jaale-cagaarxigeen ah ,waxuu ku gudbaa sexually (galmada) ,waxuuna ku dhici karaa rag iyo dumarba.

๐—ฌ๐—ฎ๐—ฎ ๐—ธ๐—ต๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐—ฟ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ท๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐˜‚๐—พ๐—ฎ ๐—™๐—ฒ๐—ฟ๐—ท๐—ถ๐—ด๐—ฎ

1 Dumarka badsada galmada aan xalaasha ahayn.
2 Hadaad qabto xanuunada lagu kala qaado galmada.
3 Hadaad qabto macaan aan control nayn.
4 Isticmaalka dawooyinka dila xawada raga.
5 Qaadashada dawooyinka tusaale antibiotics.
6 Isbedelka ku dhaca hormoonada. Iwm

Akhriste ugu yaraan hadaad akhrisatay qormdan caafimaad fadlan saar si ay walaalaha kale ee boggan ku xiran usii gaarto, haddi aad sii garaysid-na kaba sii fiican oo walaalaha iyo saaxiibadaada ayaa waxaad faa'iiday lasii wadaagtay, anigana dhiirigelin bay ii tahay mahadsanidiin

  Waxa uu kuugu hambalyeynayaa adiga, qooyskaaga, asxaabtaada iyo dhamaan muslimiinta maalintan qaaliga ah ee CIIDUL-ADH...
19/07/2021


Waxa uu kuugu hambalyeynayaa adiga, qooyskaaga, asxaabtaada iyo dhamaan muslimiinta maalintan qaaliga ah ee CIIDUL-ADHXA. Farxad ku ciid meelkasta oo aad joogto. Waxaan ALLAH ka rajeeyneeynaa inuu naga aqbalo acmaasha wanaagsan. Waxaan kaloo kuu rajeeyneeynaa sanad kale oo wanaagsan.

  Waxa uu kuugu hambalyeynayaa adiga, qooyskaaga, asxaabtaada iyo dhamaan muslimiinta maalintan qaaliga ah ee CIIDUL-ADH...
19/07/2021


Waxa uu kuugu hambalyeynayaa adiga, qooyskaaga, asxaabtaada iyo dhamaan muslimiinta maalintan qaaliga ah ee CIIDUL-ADHXA. Farxad ku ciid meelkasta oo aad joogto. Waxaan ALLAH ka rajeeyneeynaa inuu naga aqbalo acmaasha wanaagsan. Waxaan kaloo kuu rajeeyneeynaa sanad kale oo wanaagsan.

01/06/2021
โœ”๏ธGaas Calooleed( Gastritis)Xanuunka gastritis Ama Gaas calooleed ka waa Infekshin (infection) kudhaca caloosha, waxaana...
08/05/2021

โœ”๏ธGaas Calooleed( Gastritis)

Xanuunka gastritis Ama Gaas calooleed ka waa Infekshin (infection) kudhaca caloosha, waxaana sababa wax yaabo kaladuwan sida Bacteeriya (Bacteria), looyaqaan H Pylori iyo qaab nololeedka qofka.

โœ”๏ธGaas calooleedku waxuu noqonkara mid si dhaqsi ah ku bilowda( Acute Gastritis), ama mid Bukaanka mudo soo haayay, (Chronic Gastritis), mararka qaar gaas calooleedku waxuu Keenaa in caloosha uu nabar ku sameesmo( Peptic Ulcer) ama Kansarka caloosha Isku badalo.

โœ”๏ธCalaamadaha lagu Garto Qofka Qaba Gaas Calooleedka.

I.Bog xanuun ama laabta oo qofka hurta siina darsata markuu cuntada cuno kadib
II. Lalabo iyo Mataga
III. Qofka oo dareemo dibiryo marka uu wax cuno
IV. Qofka oo cuntadu ka carara ama ka xiranto
Waxyaabaha Sababa

1. Bakteeriya: gaar ahaan mida looyaqaan H Pylori
2. Qofka oo mudo badan isticmaala Xanuun baabi,iyaasha.( NSAIDS).
3. Istareeska ama walwalka
4. Dadka alcoholโ€™da cabo
5. Xanuunada Qaar sida Crohn's disease(Waa xanuun Haleelo Cunno mareenka) ama Parasitic infections
Wax yaabaha kadhasha Gaas calooleed ka
Hadii aan ladaaween Gaaska waxuu sababi karaa in Caloosha ay nabaro kasoo baxaan , nabarkaas oo sababi kara Dhiiigbax Gudaha calosha ah, sidoo kale kansar ku dhaca caloosha ayaa kadhalan kara hadii aan ladaaween.

โœ”๏ธSida looga Hortago

Waxa jira Dawo yin dabiici ah loo is tic Malo ana sinay bulsho badan Somali ah Alle ayan kucafiyey.
Share #
Kala so xiriir +252615743221

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr:Abdukadir Ibrahim Ya'Kub posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category