Dawa Pharmacy

Dawa Pharmacy Health problems call us.🙏

Hay'adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa Talaadadii sheegtay in cudurka Kaduudiyaha uu ku faafay 119 waddan, oo ay ku ji...
11/09/2025

Hay'adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa Talaadadii sheegtay in cudurka Kaduudiyaha uu ku faafay 119 waddan, oo ay ku jirto Soomaaliya.

Hadii uu ku haayo hergab,Qufac joogta ah kaalay xarunteena Dawa Pharmacy Wadada airport ka ama wac delivery free number ...
04/09/2025

Hadii uu ku haayo hergab,Qufac joogta ah kaalay xarunteena Dawa Pharmacy Wadada airport ka ama wac delivery free number ka 0610912525.

Sadaali kulanka cawa Liverpool Vs Arsenal oo ku guulayso $15 Shuruudaha ⬛️Like saar page ka◼️Share dheh post ◾️Taabo @ k...
27/10/2024

Sadaali kulanka cawa Liverpool Vs Arsenal oo ku guulayso $15

Shuruudaha
⬛️Like saar page ka
◼️Share dheh post
◾️Taabo @ kadib frends ,oo u yeer frends kaaga.
▪️Sheeg natiijada kulanka

Fg: saadalintu waxay ku eeg tahay kohor ciyaarta,guulastuhu wa inu ubuxiyaa dhamaan shuruudaha sida kor kuxusan kahor ciyaarta inta ay bilaaban.

Nasiib wacan🫡

Dawa pharmacy.

Say hello to beautiful, radiant hair with our versatile Rosemary Oil, carefully formulated to promote hair growth and he...
19/09/2024

Say hello to beautiful, radiant hair with our versatile Rosemary Oil, carefully formulated to promote hair growth and healthy scalp. Our powerful, natural formula is pre-diluted and carefully balanced to harness the best of Mother Nature for visible results. Made with Rosemary Oil to fortify the hair from root to tip. What’s more it’s also suitable for use on skin to help prevent the signs of ageing. How’s that for multi-tasking?

Free delivery 🚚 call 📞 0610912525 dawa pharmacy airport road near feeynuus restaurant.

“Are you looking for the best vitamin C supplement to boost your immunity and stay healthy? Today, we’re have leading br...
01/07/2024

“Are you looking for the best vitamin C supplement to boost your immunity and stay healthy? Today, we’re have leading brands, in Uk, Call us on Whatup +252610912525

17/05/2024

Jadwalkan ku dhaqan 3 bilood ee soo socota.

> Waxad kacdaa subahii 4am.

›Waxad aqristaa quran 4 bog sidoo kle tuko sunoyin.
>Meel ku qoro hawlaha aad subaxii aad qabanayso.
> salada suabah waxad ku ilaalisa masjidka jameecada.

> cab biyo 2 ama 3 koob.
> samee jimicsi guriga dhexdiisa 30 daqliqo ah.

> Qubayso sidoo kle cun quraac full ah.
> Aad waxbarsho hadaa leedahay ama shaqo aad ka shaqeesid.

> Waqtiga break time ka ah ee waxbarshada hadaa arday tahay isku day inaad aqrido book ama dhagaysato podcast.

> xiliga aad waxbarashada ka timaado isku day inad qubaysato sido kle salada duhur jamecada isku diyariso.

>Bacdal salaada cun wixii aad hesho kadib na seexo
2 saacadood.
> xiliga salaada casar ku tuko masjidka jamecada.
>aqi adkaar subahii i.o galabtiiba adoo lasoo dagaya
apk xisnul muslimka.

> Aqriso casharada schoolka adigoo isticmalaya apk promo timer

> waqtiga ku soo hara ee inta aan lagarin salada maqrib ku qabo hawlaha kuuyaal.
> Salada maqrib masjidka jamecada ku ilaali

> 22:00 saac intaa lagarin habeenkii waa kuu soo harin 4 saacadood.

>ku qabo hawlha kuu yaala 4 taas saacadood
> 22:00 mar hadi laguu gaaro seexo si aad usexato hurdo 7 sacadood ah.

> Inta aadan seexan is xisaabi maqabatay hawlihii maanta aad qaban lahayd oo meel ku qorotay subaxnimadii h**e.

›Mobile ka imisa saacadood isticmaashay ayadana is xisaabi.

›mobile ka waxa kaabadan inaad isticmasho 1 saac oo ku daawato muqalo faaido kuu leh.

> Tiktok iyo facebook dawashadoda faraha badan jooji kaliya focus nolashada saar.

>Badal dhaqamadada gabi ahaanba si'nolashaada u hormarto.

Fallow dheh page ka Dawa Pharmacy.

Dhammaan ummada muslimiinta ah gaar ahaan bulshada soomaaliyeed iyo macaamiisheena waxaanugu hambalyeyneynaa munaasabada...
09/04/2024

Dhammaan ummada muslimiinta ah gaar ahaan bulshada soomaaliyeed iyo macaamiisheena waxaan
ugu hambalyeyneynaa munaasabada Ciidul Fitriga.

Allah naga aqbalo acmaashii wanaagsaneyd.
Waxaan Alle waydisaneynaa in uu Ciidan ciideeda kale nagu
gaarsiiyo nabad iyo barwaago.

05/04/2024

Caa'isha Alle haka raalli noqdee ayaa Nabi Muxammad a waydiisay:

Rasuulkii Alloow, maxaan ku duceystaa haddii aan haleelo habeenka Leylatul-Qadarka?

Allahayoow cafis-badane ayaad tahay, cafiskana waad jeceshahay ee i cafi.🙏

اللْهُمَّ إِنَّكَ عَفُوٌّ تُحِبُّ الْعَفْوَ فَاعْفُعَنِّي

25/03/2024

Biyaha faraha badan ee la cabo xiliyada Afurka iyo
Suxuurta maxay faa'iido ay lee yihiin? Dr Prof Dufle ayaa sharaxay

Nin ku dhalay, ninkii dhalay, nimuu dhalay, adoon dhalan, nin uu dhalay bal iisheeg ?Muxuu ku yahay.? Sharuuda laga rabo...
20/03/2024

Nin ku dhalay, ninkii dhalay, nimuu dhalay, adoon dhalan, nin uu dhalay bal iisheeg ?

Muxuu ku yahay.?

Sharuuda laga rabo qofka waa.!
Share
Comment
Like
Iyo Su,aasha.?

Qofkii intaas sameeya oo ka jawaaba su,ashaan wuxuu abaalmarin u helaa 2 Vitamin C iyo lacag 30$.

Stay refreshed, stay resilient!Don't let dehydration dim your Ramadan spirit. Discover essential hydration hacks to keep...
12/03/2024

Stay refreshed, stay resilient!

Don't let dehydration dim your Ramadan spirit. Discover essential hydration hacks to keep you shining bright throughout the blessed month.

Stay tuned and follow Dawa Pharmacy for more.
Healthy Ramadan with LIFE ©

Ramadan kareem Umadda Soomaliyeed meelkasta aad jogtaan waxaan idin leenahay Nabad iyo Cafimaad ku sooma insha Allah.Gas...
10/03/2024

Ramadan kareem Umadda Soomaliyeed meelkasta aad jogtaan waxaan idin leenahay Nabad iyo Cafimaad ku sooma insha Allah.

Gas iyo laab jeex dambo iskuma arki doontid waxaa ku heynaa ENO.

Call WhatsApp: 0610912525

Address

Airport Road Mogadisho
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dawa Pharmacy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram