13/11/2024
Ogeysiis Ogeysiis
laga bilabo sabtida 16/November/2024 Hay'adda Humanity Relief Action ayaa waxa ay Isbitaal-ka Takhasusiga ah ee Jaalle Siyaad ka caawineysaa boqol kii oo boqol kharashka daweynta habakka casriga ah ee la adeegsanayo Rabar Banding ligator iyo leysarka.
Waa qaliin fudud, oo bilaa Suuxitaan, iyo bilaa Toliin ah, kaasoo lagaaga ciribtirayo baabasiirta iyo fistulaha. Iska ciribtir cudurkan oo soo gaar Isbitaalka Jaalle Siyaad
Farsamadan casriga ah ayaa waxaa bilaash looga dhigay bukaannada muddo 2 bilood ah inta sanadka ka dhiman. Bukaanku wuxuu kaliya masuul ka noqonayaa diiwan galin, baaritaanka,
iyo daawada.
Kafaa iidaysi wacan
Nagala soo xiriir 0613829747 ama 0618438939