29/08/2022
Gabar 25 jir ah oo qabtay dabac ilmo-galeenka ah ( ) ayaan u sameynay qalliin.
Dabaca ilmo-galeenka oo ku badan gabdhaha waqtiga caada goyska kadib ( ) ayaa lagu xalliyaa in ilmo-galeenka la saaro ( ).
Gabadhan maadaama ay dhallinyaro tahay, waxaan u sameynay qalliin ilmo-galeenka kor loogu celinayo ( ).
Waxaa qalliinka fuliyay
ee ,
( ).