Dufle Specialist Hospital

Dufle Specialist Hospital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dufle Specialist Hospital, Hospital, Taleex Road, Hodan District, Mogadishu.

Prof/Dr. Cusmaan Max'uud Dufle waa dhaqtar ku taqasusay daweynta Cudurada gudaha (Internal medicine) Cudurada ku dhaca Caloosha, Beerka, iyo Dheefshiidka (Gastroenterology & Hepatology) iyo qalabka lagu baaro (Endoscopy and Ultrasound)

05/05/2026

Sidee loo xalin karaa Welwelka ama (Stress-ka) ay hooyada dareento Xiliga Uurka?

Dr. Najmo Cali Cadde oo ku taqasustay
Cudurada Haweenka, Dhalmada iyo Qaliimadooda, kana howlgasha
Isbitaalka taqasusiga ah ee Dufle

05/05/2026

Boog Calooleedka (Puptic Ulcer) ma keeni karaa Bacteriyada xuubka caloosha ku dhacda ee H. Pylori?

Dr. Xassan Cali Cabdulle
Dhaqtarka Qaliimada Guud iyo Leysarka ee Isbitaalka Dufle

Maamulka, Dhaqaatiirta, kalkaaliyeyaasha iyo shaqaalaha Isbitaalka taqasusiga ah ee Dufle waxay hambalyo u dirayaan Dr. ...
05/05/2026

Maamulka, Dhaqaatiirta, kalkaaliyeyaasha iyo shaqaalaha Isbitaalka taqasusiga ah ee Dufle waxay hambalyo u dirayaan Dr. Maxamed C/qaadir Yaxye oo ka tirsan Dhaqaatiirta Isbitaalka, kaasoo difaacday Buugga qalin jebinta ee Waxbarashada Heerka labaad (Master) ee Jaamacadda Cairo University ee dalka Masar.

Dhaqtarka oo bartay taqasuska daaweynta iyo qaliimada cudurada Cunaha dhegaha iyo sanka (E.N.T) ayaa waxay bahda Isbitaalka Dufle u rajeynayaan inuu bulshada Soomaaliyeed ku anfaco aqoonta uu bartay ee uu mudada badan juhdiga iyo dedaalka geliyey.

05/05/2026

Maanta oo ku beegan 5 Maajo, waxaa caalamka laga xusaa ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—บ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—ฒ๐—ฒ ๐—จ๐—บ๐˜‚๐—น๐—ถ๐˜€๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ.

Hambalyo dhammaan umulisooyinka Soomaaliyeed, gaar ahaan Hawlwadeennada Isbitaalkeenna๐Ÿค

Waxaad tihiin laf-dhabarta badbaadinta hooyada iyo dhallaanka, mahadsanidiin dadaalka iyo naxariista aad muujisaan maalin kasta.

Si aad ballan u qabsato, nala soo xiriir: ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿฎ๐Ÿฎ ama
๐—ช๐—ต๐—ฎ๐˜๐˜€๐—”๐—ฝ๐—ฝ: https://wa.me/message/TDCNF75X5FPWA1

01/05/2026

Sidee Cudurka Macaanka u saameeyaa Beerka?

DR, ABDIKARIM CIBAAR OO KU TAQASUSAY
CUDURADA UUR KU JIRTA

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUNMaamulka, Dhaqaatiirta, Kalkaaliyeyaasha, Howlwadeenada iyo dhammaan Shaqaalaha Duf...
22/04/2026

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Maamulka, Dhaqaatiirta, Kalkaaliyeyaasha, Howlwadeenada iyo dhammaan Shaqaalaha Dufle Specialist Hospital waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Senator Prof. Dr. Osman Mohamud Dufle oo hooyadiis Marxuumad Xaajiya Maceey Abuukar Muuse caawa ku geeriyootay Magaalada Muqdisho.

Sidoo kale, Howlwadeenada Isbitaalka waxay tacsi taas la mid ah u dirayaan, murugada iyo tiiraanyadana la qeybsanayaan Dhammaan, reer Xaaji Dufle, Reer Abuukar Muuse iyo guud ahaan qoyska iyo ehelada ay ka baxday Marxuumada.

Geeridu waa xaq, Marxuumada waxaan ALLE uga baryeynaa inuu qabrigeeda u waasiciyo, janadii Fardowsa aheydna ka waraabiyo, qoyska iyo ehelada ay ka baxdayna samir iyo iimaan ka siiyo Aamiin..

Maamulka, dhaqaatiirta iyo howlwadeenada Isbitaalka taqasusiga ah ee Dufle waxay Hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Guddoo...
20/04/2026

Maamulka, dhaqaatiirta iyo howlwadeenada Isbitaalka taqasusiga ah ee Dufle waxay Hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Guddoomiyaha Fulinta Ururka Somali National Association of Private Hospitals (SNAPH) Dr. Mohamed Abdullahi Isse (Gaaladiid) oo loo doortay inuu Isbitaalada gaarka loo leeyahay ku metelo Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka โ€œNational Health Professionals Councilโ€ (NHPC).

17/04/2026

Maxay dhaqaatiirta Qaliinka u diidaan in qofka uu Daawo u qaato dhagxaanta ku sameysma Xameetida?

Dr. Xassan Cali Cabdulle
Dhaqtarka qaliimada Guud ee Isbitaalka Taqasusiga ah ee Dufle

25/03/2026

Maxay Waalidiin badan Caruurtooda uga jaraan dalqada? Mase tahay dalqa goynta xal Caafimaad?

Dr. Abdikariim Ahmed Mohamed
Dhaqtarka Caruurtaa ee Isbitaalka taqasusiga ah ee Dufle

19/03/2026

Prof. Dr. Cusman Maxamud Dufle ayaa shacabka Soomaaliyeed u soo jeediyay fariin Caafimaad oo la xiriirta Ciidul Fitriga

CIID WANAAGSAN
19/03/2026

CIID WANAAGSAN

19/03/2026

Qaar ka mid ah Dhaqaatiirta, Kalkaaliyeyaasha iyo Shaqaalaha Isbitaalka taqasusga ah ee Dufle oo shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta caalamka ugu hambaleynayaya Munaasabada Ciidul Fitriga

Address

Taleex Road, Hodan District
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dufle Specialist Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category