02/02/2023
Sadio Mané: "Maxaan u doonayaa 10 Ferrari, 20 saacadood oo dheeman ah, ama laba diyaaradood Oo khaas Ah ? Waxyaabahani maxay ii tarayaan aniga ? Aniga Markii H**e Gaajaa i haysay, garoonkana waan ka shaqaysan jiray; waqti adag baan ka badbaaday, kubad aan ciyaaro iyo waxbarasho maan haysan iyo waxyaabo kale oo badan, maantase waxaan ku heley waxa walba Lugtayda ,Sida darteed waan caawin karaa dadkayga. Waxaan dhisay iskuulo, garoon, waxaan Siyaa dhar iyo kabo, raashin dadka saboolnimada daran ku jira. Uma baahni inaan soo bandhigo gawaadhida raaxada, guryaha raaxada, safarada iyo xitaa diyaarado. Waxaan doorbidaa in dadkaygu helaan wax yar oo ka mid ah waxa noloshu i siisay. "" 🙏