Mogadishu Fertility Hospital

Mogadishu Fertility Hospital Mogadishu Fertility Center waxaa la aas aasay March 2020.

MFC waa xaruntii ugu horeysay ee Mogadishu laga furo taas oo si gooni ah ugu shaqeeyn doonto adeegyada caafimaad oo awal dalka dibadiisa loo aadi jiray oo la xariira dhalma la'aanta Allaa baxshee.

π‰π”πŒπ‚πŽ πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ
30/04/2026

π‰π”πŒπ‚πŽ πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ

IVF waa fursad cusub oo lagu abuurayo farxadda qoyska, Kuna siinaysa rajada riyooyinka ubadka iyo mustaqbal ifaya oo raj...
28/04/2026

IVF waa fursad cusub oo lagu abuurayo farxadda qoyska, Kuna siinaysa rajada riyooyinka ubadka iyo mustaqbal ifaya oo rajo leh.

πŸŒπ–πŽπ‘π‹πƒ πŒπ€π‹π€π‘πˆπ€ πƒπ€π˜Maanta oo kale waxaa dunida laga xusaa in ay tahay Maalinta Malaria Adduunka.
25/04/2026

πŸŒπ–πŽπ‘π‹πƒ πŒπ€π‹π€π‘πˆπ€ πƒπ€π˜
Maanta oo kale waxaa dunida laga xusaa in ay tahay Maalinta Malaria Adduunka.


Tabar-yaridu mararka qaar waxay saameyn ku yeelan kartaa awoodda dhalmada, gaar ahaan haddii jirku helo nafaqo ku filan.
25/04/2026

Tabar-yaridu mararka qaar waxay saameyn ku yeelan kartaa awoodda dhalmada, gaar ahaan haddii jirku helo nafaqo ku filan.

Guri aan ubad joogin, farxaddiisu ma dhamaystirna, waayo ubadku waa udub dhexaadka nolosha qoyska, Iyaga ayaa keena qoso...
21/04/2026

Guri aan ubad joogin, farxaddiisu ma dhamaystirna, waayo ubadku waa udub dhexaadka nolosha qoyska, Iyaga ayaa keena qosol, nolol, iyo rajo mustaqbal ifaya.

Hambalyo iyo BogaadinIsbitaalka Mogadishu Fertility Hospital waxow u hambalyeeynayaa Dr Mohamed Abdullahi Isse(Gaaladiid...
19/04/2026

Hambalyo iyo Bogaadin
Isbitaalka Mogadishu Fertility Hospital waxow u hambalyeeynayaa Dr Mohamed Abdullahi Isse(Gaaladiid) oo loo doortay Gudoomiyaha fulinta SNAPH inuu Private Hospitals ka ku matalo NHPC.

19/04/2026

Qaran hospital waxaa 9/5/2026 shaqada ka bilaabi doona dr.abdiwali jamal oo si gaara ugu takhasuusay taranka dumarka iyo raga ahna dr soomaaliyeed ee ugu horeeyey ee ilma beerida casriga ka bilaabay soomaaliya kuna guulaystay qofkii koowaad ee IVF uur ku qaada somaaliya oo nabad ku dhashay.
252 904025555
252 907 598611
252 905010580

Qof kasta wuxuu mudan yahay fursad uu waalid ku noqdo, si loo helo jacayl, daryeel iyo qoys dhammaystiran oo nolosha mac...
19/04/2026

Qof kasta wuxuu mudan yahay fursad uu waalid ku noqdo, si loo helo jacayl, daryeel iyo qoys dhammaystiran oo nolosha macno u sameeya.

πŸŒπ–πŽπ‘π‹πƒ π‡π„πŒπŽππ‡πˆπ‹πˆπ€ πƒπ€π˜Maanta oo kale waxaa dunida laga xusaa in ay tahay Maalinta hemophilia Adduunka.
17/04/2026

πŸŒπ–πŽπ‘π‹πƒ π‡π„πŒπŽππ‡πˆπ‹πˆπ€ πƒπ€π˜
Maanta oo kale waxaa dunida laga xusaa in ay tahay Maalinta hemophilia Adduunka.


Kilyahaaga sii daryeel joogto ah si ay u gutaan shaqadooda muhiimka ah ee sifaynta dhiigga iyo ka saarista qashinka jirk...
15/04/2026

Kilyahaaga sii daryeel joogto ah si ay u gutaan shaqadooda muhiimka ah ee sifaynta dhiigga iyo ka saarista qashinka jirka, Ilaali kilyahaaga waa matoorka nadiifiya dhiigga oo door weyn ka qaata caafimaadkaaga guud.

Address

Hodan ,KM6,Benaadir, Wadada Kasoo Horjeeeda Isbitaal Benaadir
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mogadishu Fertility Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Mogadishu Fertility Hospital:

Share