Arag Eye Center

Arag Eye  Center Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Arag Eye Center, Medical and health, Mogadishu.

Arag Eye Center waxaa diyaar kugu ah dhaqaatiir aqoon dheeraad u leh daweeynta cudurada indhaha iyo Araga .wuxuu ku yaalaa Dagmada yaaqshiid gaar ahaan Hotel towfiiq .

23/02/2026

Qeeb 4.aad.
Farxada Caruurtada maanta yeeysan u horseedin Arag xumi joogta ah.iyo Mustaqbal la,aan .
Dr Ali khalif

13/02/2026

Qeeb 3aad.
Farxada Caruurtada maanta yeeysan u horseedin Arag xumi joogta ah.iyo Mustaqbal la,aan .
Dr Ali khalif

09/02/2026

Qeeb 2aad.
Farxada Caruurtada maanta yeeysan u horseedin Arag xumi joogta ah.iyo Mustaqbal la,aan .
Dr Ali khalif

30/01/2026

Farxada Caruurtada maanta yeeysan u horseedin Arag xumi joogta ah.iyo Mustaqbal la,aan .
Dr Ali khalif

Arag Hospital waxaa kugu diyaar ah dhaqaatiir aqoon dheeraad u leh daweeynta iyo qaliimada indhaha oo lazer ah.Adeegyada...
23/04/2025

Arag Hospital waxaa kugu diyaar ah dhaqaatiir aqoon dheeraad u leh daweeynta iyo qaliimada indhaha oo lazer ah.
Adeegyada isbitaalka idiin diyaariyay waxaa ka mid ah
1:Daaweynta cudurada indhaha
2:Qaliimada caadka indhaha
3:Qorista moraayadaha araga
4:Xirista biyaha indhaha
5:Toosinta indho qalooca
6:Cabirka araga
Arag hospital waa hooyga daryeelka caafimaadka indhahaaga.
Hadaba macmiil arag hospital anigu waan arkaye Adigana kaalay ila, Arag.
📲 Macluumaad dheeraad ah, nagala soo xiriir.
📞 Tel: +252 616184385 AMA +252 617000264.

Address

Mogadishu

Telephone

+252617000264

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Arag Eye Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Arag Eye Center:

Share