Dr. Social Opticals

Dr. Social Opticals Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr. Social Opticals, Medical and health, Degmada Dharkenley , Jaale Siyaad-Road, Mogadishu.

🕶️Opticals Tayo sare leh
👓Muraayado arag & sunglasses casri ah
✨Frames Qurux badan, Lenses tayo leh
📍Dharkeynley - Tawakayo madow, Suuq liif & Kaxda
📞 61 3732200/61 4947575/61 4798282
/61 9758975

08/03/2026

28/02/2026

Ku soo dhawaada Dr.Social Opticals ✨👓

Maanta waxaan idiin soo bandhigaynaa xarumaheena quruxda badan ee ku kala yaalla Tawakayo – Suuq Liif – Kaxda 📍

Hal meel oo aad ka helayso:
✔️ Baaritaan indho oo sax ah
✔️ Muraayado tayo sare leh
✔️ Adeeg kalgacal iyo qancin leh

Dr.Social Opticals – Aragti Nadiif ah, Adeeg Lagu Kalsoonaan Karo 💙

19/02/2026

Qancinta macaamiishu waa mudnaanteena koowaad. Waxaan bixinaa adeeg tayo sare leh, daryeel dhab ah iyo kalsooni joogto ah — si aad mar kasta u hesho khibrad ka sarreysa filashadaada. Adeeg wanaagsan, macaamiil Nagauso Booqo Dr.Social opticals.🕶️✨

17/02/2026

Dhamaan macaamiisheena sharafta badan & Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynaynaa dhalshada bisha barakeysan ee Ramadaan.

Waxaan Alle ka baryayaa in uu nabad iyo caafimaad noogu dhammeeyo, nana waafajiyo kheyrka bisha Ramadaan.
Waxaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta ay joogaanba ku boorrinayaa in aan is gargaarno, si gaar ahna loo caawiyo, danyarta iyo agoonta.

Ramadaan Kariim.

15/02/2026

Maka mid tahay dadka waqtigooda ugu badan ku bixiya isticmaalka shaashadaha iyo mobile-lada nagu soo booqo xarumaheyna kala duwan

📢 Ogeysiis muhiim ah!Xarunta Dr. Social Optical 3 ayaa dib loo furay 🎉Kusoo dhowow adeegyo indhaha oo dhameystiran & oki...
22/10/2025

📢 Ogeysiis muhiim ah!
Xarunta Dr. Social Optical 3 ayaa dib loo furay 🎉
Kusoo dhowow adeegyo indhaha oo dhameystiran & okiyaalo tayo sare leh 👓
📍 Suuqlif Dharkenley – Muqdisho
📞614798282

Hel adeeg tayo leh & naqshad casri ah📍Soo booqo Dr. Social Opticals si aad u hesho muraayado kugu habboon!
20/10/2025

Hel adeeg tayo leh & naqshad casri ah
📍Soo booqo Dr. Social Opticals si aad u hesho muraayado kugu habboon!

🎉 Ogeysiis muhiim ahXarunta Okiyalaha ee Dr. Social Opticals2 ayaa dib loo furay!Waxaan diyaar kula nahay inaan ku siino...
09/10/2025

🎉 Ogeysiis muhiim ah
Xarunta Okiyalaha ee Dr. Social Opticals2 ayaa dib loo furay!
Waxaan diyaar kula nahay inaan ku siino adeeg indho iyo daryeelka guud ee indhaha.
🕒 Nagu soo booqo xarunta Al Ixsan Eye Dr Social si aad u heshoo okiyaalo ku habboon araggaaga .
📍Goobta: Dharkenley, Tabakaayo madow
📞 Wixii faahfaahin ah: 613732200

Waxaan halkaan si wadajir Hambalyo ugu dirayna  Hassan Nor Dinle oo ururka takhaatiirta soomaaliyeed [Somali Medical Ass...
20/07/2025

Waxaan halkaan si wadajir Hambalyo ugu dirayna Hassan Nor Dinle oo ururka takhaatiirta soomaaliyeed [Somali Medical Association] u doorteen xilka xoghayaha arimaha dadweynaha iyo midka caalamiga ah [Secretary of Public & international relations ]


DrDiinle Dermatologist
Dr. Social Opticals
Al Ixsan Eye Dr Social
Dr. Social Specialist Hospital

03/04/2025

🚨Fursad qaali ah, waxaan Qiimo Dhimis idinkuugu sameynay noocyada kala duwan ee Ookiyaalaha | Nagu soo booqo Xarumaheena Ama Nagala soo xiriir👇 WhatsApp link-ga hoose ☎ http://wa.me/+252614912323

29/03/2025

Ciid wanaagsan.

Waxaan hambalyo ku aaddan curashada bisha soon fur [Eid- AL-Fitri] hawada u marineynaa macaasheena ku xiran Dr. Social Specialist Hospital Dr. Social Opticalsl

Waxaan idiin leenahay farxad ku ciida dhamaantiin.

F.G: isbitaalka waa uu furan yahay, dhakhtarka indhaha waa idiin diyaar, mahadsanidiin.

Xaruunta Dr. Social Optical waxay xalay soo agaasintay afur wadareed gaar ah oo loogu talagalay in lagu xoojiyo isku xir...
26/03/2025

Xaruunta Dr. Social Optical waxay xalay soo agaasintay afur wadareed gaar ah oo loogu talagalay in lagu xoojiyo isku xirka bulshada iyo wadajirka bisha barakeysan ee Ramadaan. Munaasabaddan oo ay ka faa’iideysteen dad kala duwan ayaa ujeedkeedu ahaa in la dhiirrigeliyo is-kaashiga iyo garab istaagga bulshada.

Waxaan uga mahadcelineynaa dhammaan ka qeybgalayaashii iyo marti sharaftii naga aqbashay casuumaadda, waxaana rajeynaynaa in dadaallada noocaan ah ay sii socdaan.

Address

Degmada Dharkenley , Jaale Siyaad-Road
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Telephone

+252614947575

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Social Opticals posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr. Social Opticals:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram