Tabaarak Medical and Diagnostic Center

Tabaarak Medical and Diagnostic Center TMDC waa xarun cafimaad oo cusub laga helo baaritaano aan waddanka horay loo keenin. C & HIV), iyo microbiology lab. Waxii fahfaahin kale noola soo xarir.

Waxaa ku diyaar ah CT SCAN, FIBROSCAN, S***M ANALYZER, PCR (Coronavirus, Hepatitis B.

Cudurka Cagaarshowga waa mid la daaweyn karo haddii goor h**e la ogaado. Ha dhayalsan caafimaadkaaga, booqo xarunta Taba...
03/03/2026

Cudurka Cagaarshowga waa mid la daaweyn karo haddii goor h**e la ogaado. Ha dhayalsan caafimaadkaaga, booqo xarunta Tabaarak Medical and Diagnostic Center si aad u hesho baaritaan dhammaystiran iyo daryeel caafimaad.

๐Ÿ“ Degmada Hodan, Wadada C.Qasim agaggarka Iskuulka Hoyga Xamar
๐Ÿ“ž 061 488 7777

๐—–๐—ฎ๐—น๐—ผ๐—ผ๐—น ๐˜…๐—ฎ๐—ป๐˜‚๐˜‚๐—ป ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ผ ๐—ฎ๐—ต, ๐—ด๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ผ, ๐—บ๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐—ด ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐˜€ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป?Waxaa suuragal ah in ay sabab u tahay bakteeriyada H. pylori waan...
02/03/2026

๐—–๐—ฎ๐—น๐—ผ๐—ผ๐—น ๐˜…๐—ฎ๐—ป๐˜‚๐˜‚๐—ป ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ผ ๐—ฎ๐—ต, ๐—ด๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ผ, ๐—บ๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐—ด ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐˜€ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป?
Waxaa suuragal ah in ay sabab u tahay bakteeriyada H. pylori waana la ogaan karaa, waana la daaweyn karaa.

Noogu soo booqo Tabaarak Medical and Diagnostic Center si aad u hesho baaritaan sax ah iyo daaweyn kugu habboon. Caafimaadkaaga ha sugin inta uu ka sii darayo.

๐Ÿ“ Deg. Hodan, Wadada C. Qaasim โ€“ Iskuulka Hoyga Xamar
๐Ÿ“ž 061 488 7777

Hubi Caafimaadkaaga Maanta,  Ka hortag ayaa ka fiican daaweyn!Noogu soo booqo Tabaarak Medical & Diagnostic Center si aa...
01/03/2026

Hubi Caafimaadkaaga Maanta, Ka hortag ayaa ka fiican daaweyn!
Noogu soo booqo Tabaarak Medical & Diagnostic Center si aad u hesho baaritaan caafimaad oo dhameystiran, loona hubiyo caafimaadkaaga guud.

Caafimaadku waa hantidaada ugu weyn, si joogto ah u daryeel.

๐Ÿ“ Deg. Hodan, Wadada C. Qaasim agagaarka Iskuulka Hoyga Xamar
๐Ÿ“ž 061 488 7777

Maamulka iyo howlwadeenada isbitaalka waxa uu ummada muslimiinta gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeynaynaa cu...
17/02/2026

Maamulka iyo howlwadeenada isbitaalka waxa uu ummada muslimiinta gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeynaynaa curashada bisha barakeysan ee Ramadaan waxaan idin leenahay Ramadan Kareem.

01/02/2026

Waa maxay khataraha ka dhalan kara haddii sokorta aan la xakameyn?
Nagu soo booqo Tabaarak Medical and Diagnostic Center oo hel daaweyn iyo talo caafimaad oo kugu haboon.

Isbitaalka waxa uu ku yaalaa Muqdisho, Waddada Cabdiqaasim, iskuulka Hoyga Xamar waxa uu ka xigaa dhanka KM4.
๐Ÿ“ž Faahfaahin: Tel. 061 488 7777

Cagaarshowgu marar badan calaamad ma laha, balse marka la dayaco wuxuu sababi karaa ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐˜€๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ, halkaas oo fursadah...
31/01/2026

Cagaarshowgu marar badan calaamad ma laha, balse marka la dayaco wuxuu sababi karaa ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐˜€๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ, halkaas oo fursadaha badbaadadu ay yaraadaan.

Qof walba oo aad jeceshahay wuxuu mudan yahay nolol dheer iyo caafimaad. Baaritaan h**e wuxuu noqon karaa farqiga u dhexeeya ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ iyo ๐—พ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—บ๐—ผ.

๐Ÿงช Ha sugin ilaa ay goor dambe noqoto, isbaar maanta
๐Ÿ“ Agagaarka KM4 | ๐Ÿ“ž 061 488 7777

Kelyaha waa xubnaha ugu muhiimsan jiritaanka nolosheena.24-ka saac ee maalinta ah waxay sifeeyaan qiyaastii 180โ€“200 liti...
28/01/2026

Kelyaha waa xubnaha ugu muhiimsan jiritaanka nolosheena.
24-ka saac ee maalinta ah waxay sifeeyaan qiyaastii 180โ€“200 litir oo dhiig ah, iyagoo ka saaraya sunta, wasakhda iyo dareeraha xad-dhaafka ah ee jirka ku jira.

Hadaba ka taxadar caafimaadkooda oo nagu soo booqo Tabaarak Medical and Diagnostic Center si aad u sameeyso baaritaan caafimaad.

๐Ÿ“ Agagaarka KM4 | ๐Ÿ“ž 061 488 7777

๐—–๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐˜€๐—ต๐—ผ๐˜„๐—ด๐—ฎ (๐—›๐—ฒ๐—ฝ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐˜๐—ถ๐˜€) Cagaarshowgu mararka qaar calaamado cad ma laha, balse wuxuu keeni karaa dhibaatooy...
26/01/2026

๐—–๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐˜€๐—ต๐—ผ๐˜„๐—ด๐—ฎ (๐—›๐—ฒ๐—ฝ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐˜๐—ถ๐˜€)

Cagaarshowgu mararka qaar calaamado cad ma laha, balse wuxuu keeni karaa dhibaatooyin halis ah haddii aan la ogaan waqtigeeda.
๐—•๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐˜€๐—ฎ๐˜… ๐—ฎ๐—ต ayaa ah ๐—ณ๐˜‚๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—บ๐˜‚๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—บ๐˜€๐—ฎ๐—ป ee lagu ogaan karo ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ.

Tabaarak Medical and Diagnostic Center waxaan ku bixinaa baaritaanno casri ah oo lagu hubinayo caafimaadka beerka, si loo ogaado cudurka loona bilaabo daryeel degdeg ah.

Hubi caafimaadkaaga maanta oo ka taxadar noloshaada iyo tan dadka aad jeceshahay.
๐Ÿ“ Agagaarka KM4 | ๐Ÿ“ž 061 488 7777

23/01/2026

๐— ๐—ฎ ๐—น๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ฏ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—š๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ธ๐—ฎ?
Dr. Adam Qasim ayaa si faahfaahsan u sharaxaya waxyaabaha aan maalin walba sameyno ee gaaska keena, saameyntooda caafimaad, iyo sida looga hortagi karo

Isbitaalka waxa uu ku yaalaa Muqdisho, Waddada Cabdiqaasim, iskuulka Hoyga Xamar waxa uu ka xigaa dhanka KM4.
๐Ÿ“ž Faahfaahin: Tel. 061 488 7777

Jimco Wanaagsan
19/12/2025

Jimco Wanaagsan

Ilaali beerkaaga si uusan uxanuunsan. Cudurada ku dhaca beerka wuxuu ka bilowdaa astaamo yar. Tabaarak waxa ay u ku taal...
07/12/2025

Ilaali beerkaaga si uusan uxanuunsan. Cudurada ku dhaca beerka wuxuu ka bilowdaa astaamo yar.
Tabaarak waxa ay u ku taalaa Muqdisho, Waddada Cabdiqaasim, iskuulka Hoyga Xamar waxa uu ka xigaa dhanka KM4.
๐Ÿ“ž Faahfaahin: Tel. 61 4887777

Address

Tarabun Street. Hodan District
Mogadishu
0256

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tabaarak Medical and Diagnostic Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Tabaarak Medical and Diagnostic Center:

Share

Category