Farxad soor marketing

Farxad soor marketing ma tahay qof u baahan in uu shaqaysto isagoo gurigiisa jooga ? waxii fahfahin igala so xariir

Soo dhawaw wll!Waxaan ka shaqo bilaabay Shirkad caalami ah oo diiradda saarta daryeelka caafimaadka iyo quruxda dabiicig...
12/04/2025

Soo dhawaw wll!

Waxaan ka shaqo bilaabay Shirkad caalami ah oo diiradda saarta daryeelka caafimaadka iyo quruxda dabiiciga ah.

Ma dareemaysaa mid ka mid ah arrimahan?

○ Gaas calooleed (Gaastari)?
○ Hormoonnada jidhka oo aan dheellitirsanayn?
○ Kolestarool ama beer-subag?
○ Miisaan culus ama cayil caloosha ah?
○ Haaro wajiga ah ama finan?
○ Xanuun lafaha ah ama roomaatisam?

Xalka oo dhan wuu kuu diyaarsan yahay!
Waxaan kuu haynaa xalal dabiici ah oo huban, si gaar ah loogu talagalay baahiyahaas.

● Wax dhibaato caafimaad ah ma leh – waa la tijaabiyey
● Waxaa lagu farsameeyey gudaha USA
● Damaanad buuxda ayaad ku heli doontaa adeegga
● Dalabyo bilaash ah ayaanu kuu soo diraynaa, meel kasta oo aad joogto!

Fadlan iigu soo dir farriin halkan si toos ah:

https://wa.me/252682072179

15/03/2025

Assalaamu Calaykum Mudane/Marwo,

Ma ka cabanaysaa gaas, calool istaag, ama dhibaatooyin kale oo la xiriira caloosha? Ma raadineysaa xal waara oo Alle idinkiis ah? Waxaan kuu haynaa xal ku habboon xaaladdaada.

✅ Meel kasta oo aad joogto:

Haddii aad joogto ama . Ama

Haddii aad joogto , sida ama deegaannada kale.

Waxaad fursad u leedahay inaad la kulanto dhakhaatiirteena qaab ah.

Si aad ula kulanto dhakhaatiirteena:
➡️ Fadlan nagala soo xiriir -ka hoose.⤵️⤵️⤵️⤵️⤵️⤵️⤵️🛜

https://wa.me/252618995295

Sannad-guuradii 3-aad ee Facebook! 🎉Mahadsanidiin dhammaan idinka oo igu taageeraya. 🙏 Waxaanan helin guulihii aan gaara...
28/02/2025

Sannad-guuradii 3-aad ee Facebook! 🎉

Mahadsanidiin dhammaan idinka oo igu taageeraya. 🙏 Waxaanan helin guulihii aan gaaray haddii aadan idinkoo i taageerin, igu dhiirrigelin, oo iga qayb qaatay. Ilaahay ha idin barakeeyo, waxaan rajeynayaa inaynu sii wadno wada shaqeynta iyo xiriirka aan leenahay! 🤗 🙏🤗🎉

28/02/2025

Xoog & Caafimaad Ramadaanka! 🌙✨

Inta lagu jiro Ramadaanka, waxaa muhiim ah inaad jirkaaga siiso nafaqooyin sax ah si aad u hesho tamar kugu filan oo aad u sii wadato hawlahaaga.

✅ Tamar joogto ah – Waxay kaa caawinaysaa inaad firfircoon noqoto maalintii oo dhan.
✅ Biyo badan oo jirkaaga u fiican – Si aad u adkaysato oo aanay ku dhibin.
✅ Nafaqooyin muhiim ah – Waxay xoojinayaan caafimaadkaaga oo kaa caawinayaan inaad si fiican ugu dulqaadato soonka.
✅ Dheefshiid wanaagsan – Waxaa kaa caawinaya inaad dareento raaxo intaad soontay.

Isku dar waxyaabahaas si aad u hesho caafimaad iyo tamar wanaagsan! 💪

10/12/2024

Maanta Waa Fursaddaada!
Haddii aad raadineyso isbeddel dhab ah oo ku saabsan noloshaada, waxaan kuu haynaa dariiq aan ku gaadhi karto horumar iyo xasillooni. Waxaan nahay koox Soomaaliyeed oo is-caawisa, kuna wada jira safar guul leh.

Ku biir dadaalka maanta oo bilaaw inaad wax ka badasho mustaqbalkaaga!

Qofka doonaya inuu wax badan ogaado, ha ii soo sheego!

*Fiiro gaar* ah waa muhiim in wa,xooga faro qabsiya inaa hesato

* #* * #* * #*
* # joogo #*

*💡 Baaritaan Caafimaad - Qiimo Dhimis Gaar Ah!* Ku baar jirkaaga $5 oo kaliya adigoo aan dhiig lagaa qaadin!✅ *Vitamiina...
09/12/2024

*💡 Baaritaan Caafimaad - Qiimo Dhimis Gaar Ah!*

Ku baar jirkaaga $5 oo kaliya adigoo aan dhiig lagaa qaadin!
✅ *Vitamiinada* & *macdanaha*
✅ *Shaqada maskaxda,* *dheefshiidka* & *wadnaha*
✅ *Lafaha* & *xubnaha taranka*

*Waxaan kaloo bixinaa xalal dabiici ah:*
✔️ Gaaska, sokorta, xasuus yarida & infekshanka
✔️ Miisaan dhimista/kordhinta & timo daadashada

*Goobta Baaritaanka:*
📍 Daaru Salaam, xaafada Zeytuun (agagaarka shirkadda Coca-Cola)
⏰ 8:00am – 8:00pm

*⚠️ Qiimo dhimistu waxay ku egtahay 18/12/2024 (Arbaco).*
Wixii faahfaahin ah: WhatsApp .+252618995295
Naftaada daryeel maanta!

07/12/2024

*🌟 Caafimaad iyo Daryeel Muqdisho 🌟*

Ma jeceshahay inaad ogaato heerka caafimaadkaaga iyo nafaqooyinka uu jidhkaagu u baahan yahay? Waxaan kuu haynaa xalal dabiici ah oo ku habboon:

✅ *Caafimaad Hufan:* Daryeel loogu talagalay gaaska, dhiigkarka, iyo dhibaatooyinka kale.
✅ *Qurux Dabiici ah:* Alaabooyin gaar ah oo adiga kuu habboon, rag iyo dumarba.
✅ *Miisaanka oo la Maamulo:* Yaree ama kordhi miisaankaaga si dabiici ah oo badbaado leh.

*📲 Ku Xidhnow WhatsApp si aad booskaaga u xaqiijiso!*
*👉 Guji halkan:* *https://wa.me/252682072179*

* *

28/11/2024

*Ku Biir Maanta oo Bilow Isbeddelkaaga!*

Ma xiisaynaysaa fursad kaa caawin karta inaad kobciso noloshaada oo aad horumar gaarto?
Waxaan ku siinaynaa badeecooyin dabiici ah oo tayo sare leh iyo fursad gaar ah oo caalami ah.

Haddii aad tahay qof firfircoon, hooyo guri joog ah, ama qof raba inuu isbeddel sameeyo isagoo gurigiisa ku shaqeeya, tani waa fursad kuu taalla.

Ka faa’iidayso maanta si aad u bilowdo safarkaaga guusha!
Wixii faahfaahin ah, nala soo xiriir *《+252618995295》* si aad uga sii war hesho.

* *

07/10/2023

*waxaan kuu haynaa fursad Ganacsi*

Shirkadeena kaama rabto waxyaaba soo socda.

●lacag diwaangalin

●khibrad h**e oo Ganacsi

Waxaan ku siin tababar bilaash iyo caawimaad badan.

intee le eg ayaad ku bilaabi kartaa Ganacsigani ?

Jawaab: waxaad badeecada ku dalban kartaa inta ugu yar Ee aad Awoodo

Hadaba Hadii aad u baahantahay fursadani Ganacsi fadlan taabo link hoose.
👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿
https://wa.me/message/CVIKSNKYIU5DN1
🇩🇪🇬🇧🇮🇳

Address

Mogadishu

Telephone

+252618995295

Website

https://shopnow.foreverliving.com/GBR/en-GB

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Farxad soor marketing posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Farxad soor marketing:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram