04/07/2016
Xanaanada Caruurta Alif Academy
Waxaan xanaanaynaa, barbaarinaa, tarbiyaynaa, waxbarnaa ubadka Soomaaliyeed.
Ku biiri ubadkaaga Xanaanada Caruurta Alif oo ku taala Degmada Hodon, Xaafada Taleex, Dhanka galbeed ee isbitalka Duffle ama naga soo wac 0617220077.
© Alif Academy