Abdifitah Adawe

Abdifitah Adawe Our page is created in purpose of sharing medical videos and photo with people.

We will include Health care medical advice, medical Videos, new Science & technology, medical lectures and more.

๐ŸŒ World Health Day โ€“ April 7 ๐ŸฉบMaanta waa Maalinta Caafimaadka Adduunka!Caafimaadku waa xuquuq aasaasi ah oo qof walba le...
07/04/2026

๐ŸŒ World Health Day โ€“ April 7 ๐Ÿฉบ
Maanta waa Maalinta Caafimaadka Adduunka!
Caafimaadku waa xuquuq aasaasi ah oo qof walba leeyahay.
๐Ÿ’š Aan xasuusano:
Inaan daryeelno jirkeena iyo maskaxdeena
Inaan cunno cunto caafimaad leh
Inaan cabno biyo nadiif ah
Inaan is daryeelno oo aan dadka kale caawino
โœจ Caafimaad wanaagsan = Nolol wanaagsan

๐ŸŒ World Tuberculosis Day โ€“ March 24Maanta waa maalin caalami ah oo loo asteeyay wacyigelinta cudurka TB (Qaaxada). Waa c...
24/03/2026

๐ŸŒ World Tuberculosis Day โ€“ March 24
Maanta waa maalin caalami ah oo loo asteeyay wacyigelinta cudurka TB (Qaaxada). Waa cudur faafa oo weli saameyn weyn ku leh nolosha dadka dunida.
๐Ÿฉบ Ogaanshaha h**e
๐Ÿ’Š Daaweyn joogto ah
๐Ÿ“ข Wacyigelin bulsho
โžก๏ธ Saddexdan ayaa badbaadin kara nolosho badan.
Aan si wadajir ah uga hortagno TB, una dhisno bulsho caafimaad qabta.




Drought & Severe Water Scarcity in SomaliaSomalia is currently facing severe drought and water scarcity, driven by clima...
26/02/2026

Drought & Severe Water Scarcity in Somalia
Somalia is currently facing severe drought and water scarcity, driven by climate change, failed rainy seasons (Gu and Deyr), deforestation, and weak water infrastructure.
The crisis has resulted in:
Crop failure and livestock deaths
Rising food prices and food insecurity
Lack of safe drinking water
Displacement of vulnerable families
Sustainable solutions are urgently needed, including water infrastructure development, rainwater harvesting, environmental protection, and stronger national drought preparedness strategies.
Building resilience today is critical to protecting lives and livelihoods tomorrow.



ุจุณู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู…ุงู„ุญู…ุฏ ู„ู„ู‡ ุงู„ุฐูŠ ุนู„ู‘ูŽู…ูŽ ุจุงู„ู‚ู„ู…ุŒ ุนู„ู‘ูŽู… ุงู„ุฅู†ุณุงู†ูŽ ู…ุง ู„ู… ูŠุนู„ูŽู…ุŒ ูˆุงู„ุตู‘ูŽู„ุงุฉ ูˆุงู„ุณู‘ูŽู„ุงู… ุนู„ู‰ ุงู„ู†ุจูŠู‘ู ุงู„ุฃูƒุฑูŽู…ุŒ...
18/02/2026

ุจุณู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู…
ุงู„ุญู…ุฏ ู„ู„ู‡ ุงู„ุฐูŠ ุนู„ู‘ูŽู…ูŽ ุจุงู„ู‚ู„ู…ุŒ ุนู„ู‘ูŽู… ุงู„ุฅู†ุณุงู†ูŽ ู…ุง ู„ู… ูŠุนู„ูŽู…ุŒ ูˆุงู„ุตู‘ูŽู„ุงุฉ ูˆุงู„ุณู‘ูŽู„ุงู… ุนู„ู‰ ุงู„ู†ุจูŠู‘ู ุงู„ุฃูƒุฑูŽู…ุŒ ู†ุจูŠู‘ูู†ุง ูˆู…ุนู„ู‘ูู…ู†ุง ู…ุญู…ุฏ - ุตู„ู‘ูŽู‰ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู‡ ูˆุณู„ู…
Fasting and Diabetes

Soonka iyo Cudurka Sokorowga (Diabetes)
Soonka (sida Ramadaanka) qof qaba diabetes wuu soomi karaa mararka qaarkood, laakiin waxay ku xirnaaneysaa nooca iyo xaaladda cudurka.
1๏ธโƒฃ Noocyada Sokorowga
Type 1 Diabetes โ€“ Badanaa waa adag tahay in la soomo, sababtoo ah qofku insulin ayuu ku tiirsan yahay.
Type 2 Diabetes โ€“ Qaar badan way soomi karaan haddii sonkorta si fiican loo xakameeyo.
2๏ธโƒฃ Khataraha Soonka
Hypoglycemia (sonkor hoos u dhacda)
Hyperglycemia (sonkor aad u kacda)
Fuuqbax (biyo yari)
Haddii sonkortaadu ka hoos marto 70 mg/dL ama ka badato 300 mg/dL โ†’ waa in aad joojisaa soonka.
3๏ธโƒฃ Talooyin Muhiim ah
โœ… La tasho dhakhtar ka hor Ramadaan
โœ… Cab biyo badan marka aad afurto
โœ… Ka fogow cunto macaan badan
โœ… Cunto dheellitiran cun (khudaar, borotiin, qamadi)
โœ… Hubi sonkortaada si joogto ah (tijaabadu soonka ma jebiso)
4๏ธโƒฃ Yaa Aan Soomin?
Qof qaba Type 1 oo aan xakameysneyn
Qof h**ey ugu dhacay hypoglycemia daran
Haweenka uurka leh ee qaba diabetes

ู‚ุงู„ ุงู„ู„ู‡ ุชุนุงู„ูŠ { ูˆูŽุฅูุฐูŽุง ู…ูŽุฑูุถู’ุชู ููŽู‡ููˆูŽ ูŠูŽุดู’ูููŠู’ู†ู }

1: like isaar Page-ka
2: shire-garee post-gan si Public ah

World Cancer Day ๐ŸŒ๐ŸŽ—๏ธWaxa la xusaa 4-ta Febraayo sanad walba.Ujeeddadiisu waa:In kor loo qaado wacyigelinta kansarkaIn la...
04/02/2026

World Cancer Day ๐ŸŒ๐ŸŽ—๏ธ
Waxa la xusaa 4-ta Febraayo sanad walba.
Ujeeddadiisu waa:
In kor loo qaado wacyigelinta kansarka
In la dhiirrigeliyo ka hortagga, baaritaanka h**e, iyo daaweynta
In la taageero dadka la nool kansarka iyo qoysaskooda
Fariinta guud:
Kansar badan waa laga hortagi karaa ama waa la daaweyn karaa haddii goor h**e la ogaado.
Qodobo muhiim ah:
๐Ÿšญ Jooji sigaarka
๐Ÿฅ— Cun cunto caafimaad leh
๐Ÿƒโ€โ™‚๏ธ Samee jimicsi joogto ah
๐Ÿฉบ Samee baaritaan caafimaad mar walba
โ˜€๏ธ Ka ilaali jirka qorrax xad-dhaaf ah

Caabuqyada Laga Qaado Isbitaalada (HAIs) iyo ka hortagooda si fudud oo kooban:1. Waa maxay HAIs?Hospital Acquired Infect...
29/01/2026

Caabuqyada Laga Qaado Isbitaalada (HAIs) iyo ka hortagooda si fudud oo kooban:
1. Waa maxay HAIs?
Hospital Acquired Infections (HAIs) waa caabuqyo qofku ku qaado isbitaal ama xarun caafimaad inta uu daaweyn ku jiro.
Caabuqyadaas maaha kuwa qofku markii h**e u haystay marka uu isbitaalka yimaado.
2. Noocyada ugu badan ee HAIs
Caabuqa maqaarka iyo qalliinka ka dib (Surgical site infections)
Urinary tract infections (UTIs) โ€“ badanaa ka yimaada catheters.
Respiratory infections โ€“ sida pneumonia, gaar ahaan kuwa ku jira mashiinka neefsashada.
Bloodstream infections (BSIs) โ€“ badanaa ka yimaada duritaan (IV lines).
3. Sababaha ugu waaweyn
Nadaafad xumo iyo gacmo aan nadiif ahayn.
Isticmaalka qalabka caafimaad ee aan la nadiifin.
Joogitaanka bukaanno daโ€™ weyn ama cudurro badan qaba.
Antibiotics aan sax ahayn ama xad-dhaaf ah.
4. Ka hortagga HAIs
Nadaafadda gacmaha โ€“ dhaq gacmaha si joogto ah.
Nadaafadda qalabka caafimaad โ€“ nadiifi oo disinfekt garee qalabka.
Maareynta catheters iyo tubes โ€“ isticmaal oo kaliya marka loo baahdo.
Nadaafadda guud ee isbitaalka โ€“ daaqadaha furan, nadaafadda sariiraha iyo dhulka.
Ka taxadar isticmaalka antibiyootiga โ€“ iska ilaali xad-dhaafka.

Qore.Abdifitah Adawe hussein

Sucess requiress four things from you1.Hard work2.struggles3.patience4.and self confidence
26/05/2025

Sucess requiress four things from you
1.Hard work
2.struggles
3.patience
4.and self confidence

๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ž๐ฌ ๐ƒ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“Nurses play a key role in improving peopleโ€™s health, preventing disease, responding to emer...
12/05/2025

๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ž๐ฌ ๐ƒ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“

Nurses play a key role in improving peopleโ€™s health, preventing disease, responding to emergencies & more.

On Monday's , we thank nurses for their unwavering support to people around the world!


08/05/2025


What is the main cause of solid waste?

A.Waste disposal
B.Residential houses
C.waste collection

Asthma is a major noncommunicable disease that impacts both children and adults. This year's theme, 'Make Inhaled Treatm...
06/05/2025

Asthma is a major noncommunicable disease that impacts both children and adults. This year's theme, 'Make Inhaled Treatments Accessible for ALL', highlights the urgent need to ensure everyone with asthma can access essential inhaled medications for disease control and attack management.
On this , letโ€™s raise awareness and support those living with asthma.

ุจุณู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู…ุงู„ุญู…ุฏ ู„ู„ู‡ ุงู„ุฐูŠ ุนู„ู‘ูŽู…ูŽ ุจุงู„ู‚ู„ู…ุŒ ุนู„ู‘ูŽู… ุงู„ุฅู†ุณุงู†ูŽ ู…ุง ู„ู… ูŠุนู„ูŽู…ุŒ ูˆุงู„ุตู‘ูŽู„ุงุฉ ูˆุงู„ุณู‘ูŽู„ุงู… ุนู„ู‰ ุงู„ู†ุจูŠู‘ู ุงู„ุฃูƒุฑูŽู…ุŒ...
18/03/2025

ุจุณู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู…
ุงู„ุญู…ุฏ ู„ู„ู‡ ุงู„ุฐูŠ ุนู„ู‘ูŽู…ูŽ ุจุงู„ู‚ู„ู…ุŒ ุนู„ู‘ูŽู… ุงู„ุฅู†ุณุงู†ูŽ ู…ุง ู„ู… ูŠุนู„ูŽู…ุŒ ูˆุงู„ุตู‘ูŽู„ุงุฉ ูˆุงู„ุณู‘ูŽู„ุงู… ุนู„ู‰ ุงู„ู†ุจูŠู‘ู ุงู„ุฃูƒุฑูŽู…ุŒ ู†ุจูŠู‘ูู†ุง ูˆู…ุนู„ู‘ูู…ู†ุง ู…ุญู…ุฏ - ุตู„ู‘ูŽู‰ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู‡ ูˆุณู„ู…
SOONKA IYO GAASKA

Talada ugu fiican ee qofka sooman waxa waye inuu cunoyinkiisa kataxadaro qaatana habeen kii xabad kaniin ah. oo gaas ah



= Cuntooyinka leh fiber ka sida tufaaxa barakoliga karootada
= Cuntada dufanta yar sida kaluunka iyo digaaga
= Xudaarta nuuca aan ash*tada laheyn
= Cabitaanada aan kafayga lahyn
= Caanaha iyo yoghurt
= Rootiga ama canjeerada aan lahyn qamiir badan
= Biyo kugu filan cab
= Cabitaanada qudaarta aan ash*tada lahyn
= Mooska
= Bataati macaanka



= Shukulaatada
= Kafaayga sda qaxwda shaaha
= Cuntada cusbada badan
= Cuntada subaga badan ama xeeyrta
= Cuntada sokorta badan
= Sigaarka jooji
= cabitanda qudarta ash*tda leh sda liin dhanaan jooji
= Liin dhanaanta

Qaabka cuntada ucuneyso

Sitartiiba ucun cunada tusaale timir iyo biyaha kubilaw kabacdi maqribka duko markas kuxiji cuntada kale

Tan ugu muhimsan wainaad qadata dawada gaaska habeen kii hal xabo cun

ู‚ุงู„ ุงู„ู„ู‡ ุชุนุงู„ูŠ { ูˆูŽุฅูุฐูŽุง ู…ูŽุฑูุถู’ุชู ููŽู‡ููˆูŽ ูŠูŽุดู’ูููŠู’ู†ู }

1: like isaar Page-ka
2: shire-garee post-gan si Public ah

๐‡๐š๐ฉ๐ฉ๐ฒ ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ข๐ง๐  ๐ƒ๐š๐ฒ ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐Š๐š๐ฅ๐ค๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐€๐d๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š
12/05/2024

๐‡๐š๐ฉ๐ฉ๐ฒ ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ข๐ง๐  ๐ƒ๐š๐ฒ
๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐Š๐š๐ฅ๐ค๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐€๐d๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š

Address

Mogadishu

Telephone

0618192496

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdifitah Adawe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category