HabsanDerma

HabsanDerma HabsanDerma is an aesthetics clinic that specializes in non-surgical cosmetic treatments.

Our treatments are carried out by medical practitioners who've been trained in aesthetics.Our friendly team is here to provide you with all the help your skin needs

Faahfaahin iyo ballan qabsasho, fadlan nagala soo xariir 0610555767.Ka faa’lideysi wacan!
30/05/2025

Faahfaahin iyo ballan qabsasho, fadlan nagala soo xariir 0610555767.

Ka faa’lideysi wacan!

26/05/2025
Microneedling for hyperpigmentation. ✨
20/03/2025

Microneedling for hyperpigmentation. ✨

15/03/2025

Repairing a damaged skin barrier.

09/03/2025

Collagen supplements oo loo isticmaalo timaha, maqaarka iyo cidiyaha.

Ramadaan Mubarak! 🌙Aniga oo ku hadlaya magaca xarunta HabsanDerma, waxaan adiga iyo kuwa aad jeceshaheyba ugu hambalyeyn...
28/02/2025

Ramadaan Mubarak! 🌙

Aniga oo ku hadlaya magaca xarunta HabsanDerma, waxaan adiga iyo kuwa aad jeceshaheyba ugu hambalyeynayaa curashada Bisha Ramadaan, waxaana idin leeyahey “Ramadaan Barakeysan!”

Bisha Ramadaanka awgeed, waxaan isbadal ku sameyney Saacadaha shaqada, waxayna adeegyada xaruuntu furnaan doonaan 7pm-10pm.

Haddii aad dooneyso inaad ballan qabsato waqtiyada shaqada waqti ka baxsan, fadlan naga soo wac Tellka 0610555767 Waxaan kuu diyaarin doonaa balan kugu haboon.

3 sessions of PRP 🤩
16/10/2024

3 sessions of PRP 🤩

03/10/2024

Soo dhawaaw fanaanka qaranka  ☺️
25/09/2024

Soo dhawaaw fanaanka qaranka ☺️

11/09/2024

Biopeel waa xal heer caafimaad ah oo loo isticmaalo anu maqaarka cusboonaysiiyo. Ujeeddadu waa in la hagaajiyo muuqaalka maqaarka iyo caafimaadkiisa. Waxa loo isticmaala:

- Oily skin [Wajiga dufanta badan]

- Acne hyperpigmentation
[Madmadowga eey nabraha ku reebaan wajiga misa jirka]

- Hyperpigmentation [Haaraha]

- Brightens Skin [ Magaarka oo iftimiyaa]

- Lines and wrinkles [anti-aging]

Glow from within with our personalized vitamin drip cocktail.✨
07/09/2024

Glow from within with our personalized vitamin drip cocktail.✨

31/08/2024

Address

Sultan Business Park, 21 October Road, Waabari District
Mogadishu

Opening Hours

Monday 11:00 - 21:00
Tuesday 11:00 - 21:00
Wednesday 11:00 - 21:00
Thursday 11:00 - 21:00
Friday 17:00 - 21:00
Saturday 11:00 - 21:00
Sunday 11:00 - 21:00

Telephone

+252610555767

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HabsanDerma posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to HabsanDerma:

Share