
19/04/2025
Haddii daadsashada timaha ay sii socoto ama aad dareento in ay tahay dhibaato caafimaad, waxaa wanaagsan inaad la tashato dhakhtar.
Soo booqo xarunteena Armaan Hospital waxaa kuugu diyaar ah daryeel caafimad oo tayo sare leh.