04/06/2025
Ma ka daashay daawaynta baabasiirka, ma isku dayday dhammaan hababka dawooyinka iyo kuwa qalliinka mana ka faa’iidaysan? Nagu soo booqo Isbitaalka Takhasusiga ee Jaale Siyaad, waxa jooga Prof .Dr. Maxamed Cabdilxamiid, Prof.Dr Usama kaber , Prof .Dr Nour eddine Naser , Prof .Dr Ali Alkhalil Khalil oo ka daweynayo baabasiirka iyo fistulada oo qalliin layser ah dammaanad dhab ah na leh Dr Mohamed Abdulhamiid Waa Dr ka khibrad sare u leh shaqada uu ku qabanaayo. muddo ka badan 10 sano, wuxuu samayay waayo-aragnimo ah in ka badan 9000 qof u ka cirib tiray babaasiirka iyo fistula wadamada Liibiya, Soomaaliya iyo Turkiga , Dr. Nour El Din Nasser iyo Dr. Ali Al Khalil waxay khibrad ka badan sodon sano u leeyihiin qaliinka laparoscopic iyo babaasiirta. Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh: Magalada Mogadishu, kuna yaal zoobe Laami yaraha kobac , contact number : +252 61 8438939 with whatsup and calling.